Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2019

Musharaxnimada Odawaa ma Yaab baa mise Indho adayg?

4th September 2019 admin 0

Waa su’aal da weyn oo madaxa daalineysa runtii markii aan arkay kooxda caanka ah ee magacyada badan leh ee ku caan baxay curyaaminta danaha ummadda […]

Daawo:Muuse Biixi oo Calankii Hargaysa kala yimid Airporka Jabuuti looga Reebay

3rd September 2019 admin 0

Madaxwayne Muuse Biixi ayaa maanta safar xaga circa kaga soo duulay Magaalada Hargaysa waxuuna booqasho Gaaban ku yimid Magaalada Jabuuti oo kulan kula qaatay Madaxwaynaha […]

No Image

Kenya oo codsatay in la hakiyo dacwada kiiska badda kadib markay ogaatay in looga raynayo.

3rd September 2019 admin 0

Dowladda Kenya ayaa markay ogaatay in looga raynayo dacwada Bada ayaa waxay si rasmi ah u dalbatay in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee […]

coldon

Suxufiyiinta Gobolka Togdheer Ayaa Muuse Biixi Ka Codsaday In La Siidaayo CabdiMaalik Coldoon

3rd September 2019 admin 0
puntland

Daawo:Puntland Ayaa Hay’adaha Ka Codsaday In Wax Lagala Qabto Ayax Soo Weeraray Degaanada Puntland

3rd September 2019 admin 0

Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la dardaarmay Saraakiisha iyo saraakil xigeedanada

3rd September 2019 admin 0

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa manta la kulmay saraakiisha, saraakil xigeenada iyo guud ahaan Ciidanka Asluubta. Kulankasi waxaa looga hadlay […]

No Image

Daawo:Goobaha Haweenka ku qayilaan oo Hargaysa kusoo badanaya

3rd September 2019 admin 0

Magaalada Hargaysa waxaa kusoo badanaya Gobaha Haweenka Qayila ku marqaamaan kuwaas oo ah haween u badan dhalinyaro.

No Image

Daawo:Madaxwyanaha Maamulka Somaliland oo u duulay Jabuuti

3rd September 2019 admin 0
wabi

Daawo:Bulshada Halgan oo ka tirsan Hirshabeele ayaa 50 Sano kabadan Cabaayey Biyo aan Nadiif ahayn

3rd September 2019 admin 0

Tuulada Halgan oo qiyaastii Todobo kilimotir u jirta Magaalada Jowhar ee xarunta Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele ayaa waxay sheegeen 50 Sano kabadn inay cabaayeen […]

rashin

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo gargaar u qeybiyay dadka danta yare ee ku nool deegaanka Bariire iyo tuulooyinka hoos taga.

3rd September 2019 admin 0

Daawo:Soomaalida Ku nool Dalka Koonfur Afrika oo ka hadlay Boob xoogan oo loo geystay dukaamanka Magaalada Johansberg

3rd September 2019 admin 0
No Image

Daawo:Ra’iisalwasaare Khayre oo la kulmay madaxdii hore ee Ahlusuna

3rd September 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyaha Ahlusunna Waljameeca iyo madaxa Xukuumadda Galmudug oo […]

indhakorey

Daawo:Waxgaradka Degmada Luuq oo ku baaqay in lasii daayo Wasiirka Amniga Jubbaland

3rd September 2019 admin 0
No Image

Daawo:Ra’iisalwasaare Khayre oo si diiran loogu soo dhaweyey Dhuusamareeb

2nd September 2019 admin 0

Akhriso:Amnesty International oo ku baaqday in sharciga Lamarsiiyo Cabdirishiid Janan

2nd September 2019 admin 0

Hay’adda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa war ka soo saartay xariga Magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdi Xasan Nuur […]

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes