Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2019

No Image

Daawo:Barakacayaasha ku dhaqan waqooyiga Kismaayo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo

30th September 2019 admin 0
No Image

Daawo: Ra’iisul Wasaare Khayre ha Lala Shaqeeyo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir

30th September 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabad madaxda qaranka looga mahad celiyay xulashadooda duqa cusub ee Muqdisho, […]

muqdisho

Muqdisho:Maqaayadaha Dumar ay ka shaqeeyaaan oo Shaqa Abuur u noqotay Hooyoyin Badan

30th September 2019 admin 0
axmedmadoobe

Somaliland oo Wefdi u diraysa Caleema saarka Axmed Madoobe

30th September 2019 admin 0

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka oo ka warbixiyey Jabkii shabaab kasoo gaaray Balidoogle

30th September 2019 admin 0

Taliska xoogga dalka ayaa faah-faahin ka bixiyay jabkii xooganaa ee argagixisada maanta ay kala kulmeen weerarkii ay ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Ballidoogle. Gaashaanle Cabdiraxmaan Sheekh […]

CALI

Akhriso:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo ka hadlay Xaalada Jubbaland Fariina udiray Puntland iyo Madaxdii hore.

30th September 2019 admin 0

Musharax Madaxwayne Eng Cali Jaamac oo war-murtiyeed kasoo saaray Xaalada Jubbaland, Baaqna u diray Putland iyo Madaxdii hore in ay faraha kala baxaan arrimaha Jubbaland. […]

cabdi

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ka qayb galay 70 sano guuradii ka soo wareegtay xorriyadda dalka China oo lagu qabtay Muqdisho.

30th September 2019 admin 0

Toos Udaawo Xaflada Mahadnaqa Madaxda Qaranka Magacaabista Guduumiyha Gobolka Banaadir

30th September 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

30th September 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka […]

Madaxwaynaha Kumeel gaarka Galmudug oo sheegay inuu masuuliyadiisi dib ula soo laabtay

30th September 2019 admin 0

Madaxweynaha ku meel gaarka.ah Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaciyay inuu dib ula soo laabtay Mas’uuliyadiisa Galmudug kadib markii dhawaaan uu u wakiishay Wasaaradda […]

No Image

Saldhig Ciidan oo Marayanka ku lahaayeen Soomaaliya oo la weeraray

30th September 2019 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Balidoogle ayaa waxay sheegayaan in weerar lagu qaaday saldhigga ciidammada militariga Mareykanka ay ku leeyihiin deegaanka Balidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose. […]

xeeriliyaha

Daawo:Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo Shirmahiima Garoowe ku qabtay

30th September 2019 admin 0

Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta magaalada Garowe tababar uga furay laamaha garsoorka, laamaha Booliiska, xafiiska difaaca xuquuqda Aadanaha iyo qareenada madaxa […]

Akhriso:Dowlada Soomaliya oo ka hadashay Sii dayntii Ciise Tarabuun

29th September 2019 admin 0

War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ku simaha wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ahna wasiirka ku xigeenka wasaarada ayaa lagu sheegay in Cabdiwaxiid […]

warfaa

Daawo:Wasiir Saadiq Warfaa ayaa daah furay dib u dhiska xarunta wasaaradda shaqaalaha

29th September 2019 admin 0
garbo

Daawo:Qaban qaabadii shirka Dib u heshiinta Jubbaland oo kasocota Garbahaaray

29th September 2019 admin 0

Posts pagination

1 2 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes