Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

southafrica

South Africa oo noqotay kawaan Soomalida iyo Wiil lagu dilay

24th August 2019 admin 0

Wadanka Koofur Afrika waaxaa xalay lagu dilay Wiil Soomaaliyeed oo goob ganacsi ku lahaa Magaalada Capetown ee dalka South Africa. Wiilkaan la dilay ayaa magaciisa […]

Nin Reer Mudug ah oo weerar ku qaaday Goob ay kasocotay Aroos

24th August 2019 admin 0

Inta la xaqiijiyay hal Ruux ayaa geeriyooday,labo kalana wey ku dhaawacmeen kadib markii Nin hubeysnaa uu Rasaas ku furay dad ka qeyb galayay Xaflad Aroos […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qorayaasha Soomaaliyeed Kula Dardaarmay Qalinkooda Inay Ku Bedellaan Sawirka Qaldan Ee Dalka Horay Looga Gudbiyay

23rd August 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo soo xiray bandhigga buugaagta Muqdisho, ayaa dhallinyarada qorayaasha ah ee Soomaaliyeed ku dhiirri geliyay […]

No Image

Daawo:Xildhibaan uu Deni usoo dirsaday Shahaadada waxbarshada Soomaliya oo Fashil kala Kulmay

23rd August 2019 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni “Siciid Yogo” ayaa waxuu Siyaasadeeyey Mustaqbalka Ardayada Puntland waxuuna ka hor istaagay Inay ka qayb qaataan Imtixaanka Guud ee laga […]

aqalka

Daawo:Xubno ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Dhuusa-mareeb.

23rd August 2019 admin 0
wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Addis-ababa uga qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee IGAD

23rd August 2019 admin 0

Shir ay isugu yimaadeen wadamada ku mideysan urur goboleedka IGAD oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa lagu qabtay magaalada Addis,ababa ee caasimadda Dalka Itoobiya,kaasi oo […]

Tarsan oo ka tacsiyadeysay geerida danjire Xasan Maxamed Siyaad

23rd August 2019 admin 0

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo mas’uuliyiin kale  waxa uu tacsi u dirayaa ehellada iyo qoyska marxuum Danjire Xasan […]

jubba

Daawo:Doorashadii Madaxwaynihii 3aad ee Jubbaland

23rd August 2019 admin 0

Kismaayo oo looga dhawaaqay Madaxweynihii Sadexaad ee Jubbaland

23rd August 2019 admin 0

Waxaa maanta oo Jimco ah, doorashashadii ka dhacday magaalada Kismaayo ku guuleystay mudane Cabdinaasir Seeraar Maax oo noqday Madaxweynaha 3aad ee Jubbaland. Doorashada Madaxweyne Seeraar […]

axmed madoobe

Daawo:BananBax Looga soo Horjeedo Axmed Madoobe iyo Kenya oo ka Bilowday Gobolka Gedo

23rd August 2019 admin 0

Deegaanada Jubbaland ayaa waxaa ka bilowday Bananbaxyo looga soo horjeedo Axmed Madoobe kaas oo isku doortay Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ah ee Jubbaland. […]

No Image

Sawiro:Ciidamo Ka tirsan Somaliland oo Isu dhiibay Puntland

23rd August 2019 admin 0

Taliyihii Ciidamada Millateriga Somaliland ee gobolka Badhan (Sanaag) Guray Cismaan Saalax iyo Ciidankiisii ayaa ka baxay Somaliland, waxayna ku biireen Puntland, Sidoo kale Guddoomiyihii degmada […]

Daawo:Shiiq Shaakir oo ka horyimid Ciidamo Amison iyo Odayaal laga keenayo deegaanada shababka Joogaan

23rd August 2019 admin 0

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Golaha wasiirada Galmudug ee Taagersan Shiiq Shaakir ayaa kulan ay ku yeesheen Dhuusamreeb waxay kaga Horyimaadeen […]

No Image

Akhriso:Kenya oo hambalyo udirtay Axmed Madoobe

23rd August 2019 admin 0

Dowladda Kenya ayaa Hambalyo u dirtay Axmed Madoobe kaas oo Shalay isku doortay Magaalada kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Kenya ayaa […]

jubba

Akhriso:Xildhibaanadii 3aad oo yeelanayso Jubbaland ayaa looga dhawaaqay Garbahaaray

22nd August 2019 admin 0

Guddiga samatabixinta Jubbaland ee Xaruntooda Tahay Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxay shaaciyeen Xildhibaanada Saxda ah ee Barlamaanka Labaad ee Jubbaland. Xildhibaanadaan looga Dhawaaqay […]

Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegtay inaysan Aqoonsaneyn Natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Kismaayo.

22nd August 2019 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes