Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

Daawo:Wasiirka arimaha Gudaha oo si kulu ugu jawaabay Shiiq shaakir

28th August 2019 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka bixin […]

No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaarinayo Howl-gallada Lagu Baacsanayo Argagaxisada

28th August 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto, Odawaa Yuusuf Raage, ayaa xerada tababarka […]

Daawo:Ergada Beesha Sacad uga Qayb Geleysa Shirka Dib-u-heshiisiinta Oo Dhuusamareeb Lagu Soo Dhaweeyay

27th August 2019 admin 0

Gudiga qaban-qaabada dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ergada Gaalkacyo uga qeyb geleysa shir-weynaha la isugu keenayo dhammaan beelaha Galmudug si ay uga […]

matxafka

Hawlwadeenada wasaaradda macdanta iyo Batroolka oo ka qaybgalay dib u dayactirka Madxafka Qaranka

27th August 2019 admin 0
shaakir

Daawo:Shiiq Shaakir oo Kudhawaaqay In Uu Burburay Heshiiskii uu lagalay Madaxda Dowlada Soomaaliya

27th August 2019 admin 0

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu shaaciyay inuu burburay dhammaan heshiiskii u dhexeeyay dowladda iyo […]

Video+Sawiro:Qaar kamid ah Maktabadaha dalka oo Buugaag Mahiima la gudoonsiiyey

27th August 2019 admin 0

Illaa shan kun oo buugaag ah kuwaasi oo isagu jira Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ayaa maanta ay maktabadda Qaranka Soomaaliyeed ku wareejisay ugu yaraan […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Calaadda Soomaaliya oo gaaray Magaaladda Baydhabo.

27th August 2019 admin 0
isgaarsin

Dhageyso Wararkii ugu Danbeeyey Somaliya iyo Caalamka Maanta ee Warbaahinta Galwaaq

27th August 2019 admin 0

Halkaan ka dheyso wararkii ugu dambeeyey ee ku saabsan Ciidamadii Tirada badnaa ee la geeyey Magaalada Dhuusamreeb, Itoobiya oo dad shacabka ku laysay Gudaha Dalka […]

Sawiro:Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda Soomaaliya oo furay imtixaan tacliimeedka 2019/2020

27th August 2019 admin 0

Guddoomiya Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed  Prof Maxamed Axmed Jimcaale ayaa maanta Furay soo galidda  Imtixaan Tacliimeedka 2019/2020  kuliyadaha kala duwan  ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed xarumaheedi kaladuwan, […]

No Image

Sawiro:Ra’iisalwasaare Khayre ayaa kulan la qaatay Guddoonka Bangiga Dhexe iyo Masuuliyinta wasarada Maaliyada

27th August 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka maaliyadda, guddoonka Bangiga Dhexe iyo xisaabiyaha guud Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane […]

isgarsin

Daawo:Dowlada Soomaaliya ayaa AMISOM ka dalbatay in baaritaan lagu sameeyo burburinta xarumaha Hormuud ee gobalka Gedo

27th August 2019 admin 0
ciidan

Ciidan iyo Gadiid Dagaal oo kale ayaa laga dajiyey Caasumada Galmudug

27th August 2019 admin 0

Magaalada Dhuusamreeb ee Caasumada galmudug waxaa gaaray Maanta Diyaarado siday Ciidan, hub farabadan iyo Gaadiidka Gaashaaman. Diyaaradahaan ayaa waxaay wadeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya […]

ciidan

Hawgal lagu qaarijey Saaraakiil katirsan Shabab ayaa Muqdisho ka dhacay

27th August 2019 admin 0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal qorsheysan waxa ay ka sameyeen Magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa ciidamada waxa ay si gaar ah uga sameyeen Xafaadda Carafaad […]

No Image

Daawo:Beesha Garxajis oo Dagaal ka dhana Muuse Biixi ku dhawaaqday

26th August 2019 admin 0
No Image

Daawo:Kulan loogu soo horjeedo Axmed Madoobe oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Beelaha Jubaland ayaa lagu qabtay Muqdisho.

26th August 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes