Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

Axmed madoobe

Dowlada Soomaaliya oo xanibaad xaga hawada ah saartay Axmed Madoobe

29th August 2019 admin 0

Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku saabsan in diyaaradaha ka yimaada kuna socda Kismaayo inay soo maraan Garoonka diyaaradaha […]

Sawiro:Air Uganda oo Muqdisho ka bilowday duulimaad Toos ah

29th August 2019 admin 0

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayo duulimaadka tooska ah ee Diyaaradda Uganda Airlines  oo noqonaya mid caalami ah. […]

No Image

Qaar ka mid ah Ugaasyada Soomaaliyeed oo sheegay in loo baahanyahay Galmudug mideysan.

29th August 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sagootiyay Ciidamo Loo Diyaariyay Fulinta Howl-gallo Gaar Ah Oo Argagaxisada Lagu Baacsanayo

29th August 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa xerada tababarka ciidamada ee Gen. Goordan booqasho sagootin iyo dardaaran ah ugu tegay ciidamo […]

No Image

Akhriso:Kenya oo Fashil kala Kulantay Qaramada midoobay

28th August 2019 admin 0

Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ku bogaadiyay diidmada Golaha Ammaanka ee qaraarka […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sagootiyay Ciidamo Loo Diyaariyay Fulinta Howl-gallo Gaar ah Oo Argagaxisada Lagu Baacsanayo

28th August 2019 admin 0
No Image

Daawo:Bulshada Degmada Baardheere ayaa ku baaqay ciidamada kenya inay iskaga baxaan dalka Soomaaliya

28th August 2019 admin 0

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Bardheere kaas oo looga hadlaayey dhibaatada Ciidamada […]

Daawo:Boqoradda Ingiriiska oo oggolaatay in la hakiyo shaqada baarlamaanka

28th August 2019 admin 0

Boqoradda dalka Ingiriiska, Elizabeth ayaa ansixisay codsi uga yimid ra’iisul wasaaraha cusub ee waddankaas, Boris Johnson, kaasoo dalbaday in la hakad la galiyo howlaha baarlamaanka. […]

Daawo:Ergada Shir-weynada Dib-u-heshiisiinta Galmudug Ku Meteleysa Degmada Ceeldheer Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb

28th August 2019 admin 0

Nabadoon Cabdullaahi Geedi Shadoor oo hoggaaminayay ergada maanta soo gaartay magaalada madaxda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa u mahad celiyay guddiga dib-u-heshiisiinta, Madaxda Galmudug, dowladda federaalka […]

axmed madoobe

Daawo:Axmed madoobe oo ku dhawaaqay inuu xayiraadii ka qaaday Golaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya

28th August 2019 admin 0
shaakir

Muuqaal:Banan Bax looga soo horjeedo shiiq Shaakir iyo Macalin Maxmuud ayaa dhuusamareeb kadhacay

28th August 2019 admin 0

Banan Bax Lagu Taageerayo Dowladda Soomaaliya loogana horjeedo Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxamuud ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Dhuusamreeb ee Xarunta Maamulka Galmudug .

Daawo:Musharixiiinta isbadal Doonka Jubaland ayaa Gudoomiye KMG ah u doortay Dr Yuusuf Ducaale

28th August 2019 admin 0
shariif

Daawo:Madaxweynihii hore oo xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Africa

28th August 2019 admin 0
gulled

Daawo:Ra’iisul wasaare Ku xigeenka oo soo xiray Shir sanadeedkii Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka iyo dowlad goboleedyada

28th August 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa soo xiray Shir Sanadeedkii Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Qaranka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo maalmahan ka […]

No Image

Daawo:Madaxweynaha Soomaaliaya oo ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan

28th August 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisay […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes