Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo gaaray dalka Koonfur Afrika

5th August 2019 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika,halkaasi […]

Wararkii ugu dambeeyey Magaalada Kismaayo iyo Wafti gaaray

5th August 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee maamul Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa gaaray Taliyaha guud ee Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM Ticabu […]

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dardaaran Iyo Dhiirri Gelin Ugu Tegay Ciidan Loo Diyaariyay Howl-gal Argagaxisada Lagu Baacsanayo

5th August 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqasho dhiirri gelin iyo dardaar ah ugu tegay ciidamo tababar loogu soo xiray xerada […]

Shabaab

Dil lagu fuliyey labo xubnood oo ka tirsan kooxda Alshabaab

5th August 2019 admin 0

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa Kooxda Al Shabaab. Labadaan Argagixiso ayaa dilal iyo qaraxyo […]

rufle

Daawo:Kornel Rufle oo ka hadlay Xaaladii ugu dambaysay Jubbaland

4th August 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle oo Qeyb ka ahaa Aaskii Qaran ee loo sameeyey Gudoomiye Yariisow

4th August 2019 admin 0

Daawo:Deni oo ku fashilmay dhismaha wadada Boosaaso

4th August 2019 admin 0

Waxaa Maanta Dib loo bilaabay Dhismihii wadada Dhexmarta Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland taas oo hakad ku yimid kadib markii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi […]

wado

Dhageyso:Bulshada Degmada Burtinle oo Wado Laami ah ku dhisaysa isxilqaan

4th August 2019 admin 0

Magaalada Buurtinle ee Gobalka Nugaal ayaa waxaa ka socda horumar balaaran waxaana isku tashi lagu dhisayaa wadada laamiga ah ee dhex marta degmada oo meel […]

Daawo:Weerar lagu qaaday Ciidamada Soomaaliland ee kusugan Laascaano

4th August 2019 admin 0

Shabaab isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Koonfurgalbeed

4th August 2019 admin 0

Labo Horjooge oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa Maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Iyo Maamulka […]

No Image

Daawo:Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yariisoow) oo aas Qaran loogu sameeyey Muqdisho

4th August 2019 admin 0
deni

Balanqaadkii Deni oo shaqeyn waayey iyo Qarax ka dhacay Boosaaso

4th August 2019 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Miino nooca dhulka lagu aaso oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee […]

No Image

Nin kasoo horjeeda dadka Soo galootiga oo 20 Qof kabadan ku filay Maraykanka

4th August 2019 admin 0

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku dhimatay weerar toogasha ah oo ka dhacay goob dukamaaysi oo ku taal magaalada El Paso ee gobolka Texas, Maraykanka. […]

Sawiro:Maydka Marxuum Eng Yariisow oo Muqdisho laga soo dajiyay

4th August 2019 admin 0

Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho laga soo dajiyay Maydka Duqii Muqdisho Eng Yariisow kaas oo ku geeriyooday magaalada Dooxa ee dalka Qadar. Waxaa Garoonka Diyaaradaha […]

mustafe

Madaxweynaha DDS Ayaa Jigjiga Ku Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Oromada

3rd August 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes