Dhageyso:Dad Shacaba oo lagu dilay Gobolka Sanaag iyo xaalad Halkaas ka jirta

Degmada Ceel-Afweyne ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa Maanta halkaas ka dhacay weerar khasaaro nafeed geystay.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in dad shacab ahaa oo ku sugnaa goob kaalin Shidaal ah oo ku taalla Ceel-Afweyn ay rasaas xoogan ku fureen,taasi oo sababtay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.