Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2019

masjid

Masjidka Isbaheysiga oo Salaada Janaasada Maanta lagula Tukaday Masuuliyinti ku Geeriyootay Qaraxii ka dhacay Xarunta Mamulka Gobolka Banadir.

25th July 2019 admin 0
No Image

Daawo:Kulan lagu taageerayo dadaalada nabadeed ay dawladdu ka wado deegaanada Galmudug oo lagu qabatay magaalada Muqdisho.

25th July 2019 admin 0
No Image

Daawo:Sheekh Baaruud Argagixisadu rafashadii ugu dambeysay ayay ku jirtaa ee shacab iyo dowladba haloo midoobo dagaalkooda

25th July 2019 admin 0
No Image

Daawo:Culamada oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir

25th July 2019 admin 0
No Image

Shirweynaha Ururka dhalinyarada Jubbaland ayaa maanta wajigiisii labaad dib uga furmay degmada Doolow ee gobolka Gedo.

25th July 2019 admin 0

Wajiga Labaad ee shirka ayaa looga doodayaa qoridda Buug ay yeelan doonaan dhalinyarada Reer Jubbaland kaas oo mideyn doona dhammaan dhalinyarada laguna diiwaan galinayo istiraatiijidda […]

Maamulka Jubbaland oo xirirka Ujaray Dowlada Soomaaliya

25th July 2019 admin 0

Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa cod aqlabiyad ah ku hakiyay wada shaqaynta iyo isku socodka Xukuumada Federaalka iyo Jubbaland. Golaha ayaa go’aankaan ku sababeeyay […]

james

Ergayga Gaarka ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay Muqdisho

25th July 2019 admin 0

Ergeyga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa si weyn u cambaaeeyay ciddii ka dambeysay qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir. […]

axmed madoobe

Daawo:Beesha Harti oo Kismaayo ka cilaamisay dagaal ka dhana Axmed Madoobe

25th July 2019 admin 0

Dhageyso:Beelaha Galmudug ee qaba tabashada oo lagu booqan doono deegaanada ay ku sugan yihiin

25th July 2019 admin 0

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in Shirka la qaban doono 5ta bisha Agoosto, 2019-ka ayna ka qeyb-galayaan 356 Ergo. Guddomiyaha Ku-xigenka Guddiga Qaban […]

gulled

Akhriso:Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Magacaabay Guddi Ka kooban Xukuumadda iyo Maamulka Gobalka Banaadir

24th July 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona […]

yariisow

Daawo:Dowlada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir

24th July 2019 admin 0

Waxaa hada Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin […]

No Image

Akhriso:Musharaxiinta Jubbaland oo cambaareeyey war lagu soo qoray Newyork Times

24th July 2019 admin 0

Qaar kamid ah golaha musharixiinta xilka Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Jubaland ayaa si kulul u Cambaareeyey war dhawaan lagu daabacay Jariiradda Newyork times kaas oo lagu […]

deg

Qarax ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir oo qasaaro gaystay

24th July 2019 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Xarunta gobolka Banaadir ayaa waxay Sheegayaan inuu qarax ka dhacay Gudaha xarunta kaas oo sababay qaasaro, Qaraxa ayaa waxaa fuliyey qof […]

Akhriso:Ugaaska Beesha Mareexaan oo eedayn u jeediyey Maamulka Jubbaland

24th July 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa Maanta ka dhacay Kulan usoo qaban qaabiyey Ugaas Beesha Sade Daarood Mareexaan Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo ay ka qayb galeen waxgarad […]

No Image

Akhriso:Dowlada Soomaaliya oo ka hortimid liiska Been abuurka ee Odayaasha Jubbaland

24th July 2019 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay Liiska Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada Cusub ee dowlad Goboleedka […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes