Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2019

Sawiro:Balambale Dowlada Soomaliya oo lagu wareejiyey Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo gaaraya 700

5th July 2019 admin 0

Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacday munasabad lagu wareejinaayey Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida iyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya . […]

coldon

Daawo:Dacwadaha Loo Haysto Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Mar Kale Dib Loo Dhigay

5th July 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Balanbale Wafti kasocda Dowlada Soomaliya oo Gaaray Degmada Balanbale

5th July 2019 admin 0

Wafti ka kooban Saraakiisha ciidamada qalabka sida qaybahooda kala duwan oo uu hogaaminayaan Wasiiru Dawlaha Gaashaandhigga Maxamed Cali Xagaa, Taliyayaasha Booliska, Xoogga Dalka, Asluubta iyo […]

calan

Daawo:Isimada Sool sanaag iyo Ceyn oo DFS ugu baaqay in somaliland aan wadahal lala galin

4th July 2019 admin 0

Daawo:Fadlan Ka qayb qaato Caawinta Yusra oo 3 Sano Jir

4th July 2019 admin 0
wasiirada

Daawo:Xukuumadda Oo Ansixisay Heshiiska Cusub Ee dowladdu La Gashay Shirkadda Favori Iyo Labo Hindise Sharciyeed

4th July 2019 admin 0

-Shirka golaha wasiirrada oo maanta uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa lagu asixiyay heshiiska cusub ee dhex maray dowladda […]

No Image

Sawiro:Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Dhuusamareeb si rasmi ah uga bilowday diiwaan gelinta ciidamada Ahlu Sunna

4th July 2019 admin 1

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo qayb galay Munaasabadda daah-furka qaramaynta iyo diiwaan gelinta ciidanka dowladdu ay kala wareegtay Ahlu […]

No Image

Akhriso:Gudiga Doorashada Axmed Madoobe oo soo saaray Jadwalka guud ee doorashooyinka Jubbaland.

4th July 2019 admin 0

Gudiga Doorshada Jubbalaknd ee Axmed Madoobe sameystay ayaa waxay soo saareen waxay ku sheegeen Jadwalka Guud ee Doorashooyinka Jubbaland, Gudigaan ayaan ka hadlin arinta ugu […]

No Image

Dhuusamareeb:Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD oo Kulan wadaqaatay

4th July 2019 admin 0

Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midawga Afrika u qaabishan Soomaaliya, Francisco Madeira, iyo Ergeyga gaarka ah ee IGAD, Mohamed Ali Guyo, ayaa Maanta gaaray […]

Daawo:Culumada Puntland oo ka jawaabtay Baaqii Jimcaale ee Yogada

4th July 2019 admin 0

Cabdullahi Jimcaale oo ah Qabiir ku xeeldheer arimaha Bulshada ayaa dhawaan waxuu qoray maqaal uu ugu magacdaray “Sadex Dhacdo oo Cajiib ayaa ka dhacday Soomaalida […]

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo khudbad ka jeediyay shirkii baarlamaanada Adduunka ee ka dhacay Ruushka

4th July 2019 admin 0

Shirkii Madasha Baarlamaanada Adduunka ayaa lagu soo geba gebeeyay magaalada Moscow ee caasimadda Dalka Ruushka,ayadoo shirka intuu socday lagu falanqeeyey doorka Xeer-dejiyeyaasha Adduunka ay ka […]

Sawiro:Qaban qaabadii Soo dhawaynta Axmed madoobe oo kismaayo kasocota

4th July 2019 admin 0

Waxaa Mar dhow garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo kasoo dagi raba Hogaamiyaha Jubbaland axmed Madoobe kasoo muo ka badan Magaalada Nairobi iska Fadhiyey. Garoonka Diyaaradaha e […]

saacid

Daawo:Khudbadii Ra’iisal wasaarihii Hore Saacid Faarax Xuska 1da Luulyo Bristol Uk

3rd July 2019 admin 0

Madaxweynaha puntland oo uu waheliyo Moorgan ayaa kormeerey Xerada ciidamada Darawishta Puntland Ee 54aad

3rd July 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kormeer ku tegay Xarunta Ciidamada Daraawiishta Puntland ee 54-aad. Madaxweynaha ayaa markii uu halkaasi gaaray wuxuu […]

No Image

Dhageyso:Gaarisa Ciidamada Kenya oo Shacab Kenyana Dhibaateeyey

3rd July 2019 admin 0

Hogaamiyaasha laga soo doortay maamulka Garissa ee Waqooyi Bari, Kenya ayaa cabasho ka muujiyay xadgudubyo ay shegeen in ciidamada miliriga dalka Kenya ee ku sugan […]

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes