Daawo:Musharaxa Madaxweynaha Jubbaland Dr Abdullahi Qorax oo Ku wajahan Kismaayo

qorax

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Dr Cabdulaahi Maxamed Xirsi “Qorax” ayaa waxuu Wareysi dhinacyo badan taabanaya waxuu siiyey talefishinka Dalka.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdulaahi Qorax ayaa waxuu sheegay inuu tayo dhawaan Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ah ee maamulka Jubaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.