Daawo:Somaliland oo Coldoon ku eedeysay inuu Iskulka Abaarso wax kasheegay iyo Muuse Biixi

coldon

55 maalmood kaddib xeer-ilaalinta guud ee Somaliland ayaa ku eedaysay Coldoon 3 qodob oo ah in uu faysbuugiisa ku qoray :


1- waxa aad ceebaysay Dugsiga Abaarsowaxaanad tidhi waxa lagu bartaa dugsigaa isku galmoodka dadka isku jinsiga ah , ardaydana waxa lagu baraa diin aan ahayn diinta islaamka .


2-waxa aad faafisay dacaayado ka dhan ah “qarannimada Somaliland oo waxa aad tidhi iyo taliska Muuse Biixi waa taliskii Cabdi oo soo koraya.


3-waxa aad faafisay warar been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn oo ah in dugsiga abaarso lagu barto diin aan ahayn diinta islaamka sidoo kale ardayda lagu baro isku galmoodka dadka isku jinsiga ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.