Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

qaybdiid

Gudiyada Dastuurka ayaa Sheegay inay Soo Gaba Gabeeyeen dib u Eegista 15ka Cutub ee Dastuurka

23rd May 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxwaynayaasha Puntland iyo Galmudug oo Kulan ku yeeshay Gaalkacyo

22nd May 2019 admin 0
masjid

Daawo:Tartanka Qur’aan Akhrinta ayaa lagu soo gabagabeeyay Degmada Qardho

22nd May 2019 admin 0
jubaland

Daawo:Ugaaska Beesha Cawlyahan oo ka horyimid Odaybeenaadkii Axmed Madoobe

22nd May 2019 admin 0

Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska guud ee beesha Cawlyahan ayaa Axmed Madobe ku eedeeyay in uu qeyb […]

mursal

Guddoomiyaha Mursal oo Cambaareeyay Qaraxa Argagaxisada ka geysteen Muqdisho

22nd May 2019 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Cambaareyay qaraxii qasaaraha isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay ee kooxaha nabad diidka ah […]

axmed

Daawo:Gudiga Doorashada Axmed Madoobe iyo Oday Beenaadkiisii oo Shiray

22nd May 2019 admin 0
tiyaartar

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo qalab dhismo ku wareejiyey Ololaha Isxilqaan.

22nd May 2019 admin 0
qarx

Daawo:Qarax Qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho

22nd May 2019 admin 0
mareeye

Wasiir Mareeye oo Cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Muqdisho

22nd May 2019 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa si kulul u cambaareeyey Qarax ay argagixisadu la beegsadeen dad bakarakacayaal ah oo […]

barlaman

Sharciga iibka Qaranka oo looga Doodayo kulanka Barlamaanka Somaliya

22nd May 2019 admin 0

Xildhibaanada Soomaliya ayaa maanta fadhi ku leh Xarunta Barlamaanka waxaana aqrinta Kowaad ay mariyanayaan wax ka bedelka sharciga iibka qaranka. Sharcigaan waxaa horay u gudbisay […]

No Image

Wasaaradda Gargaarka Somalia oo soo Bandhigay Qorsha Gurmadka Abaaraha

21st May 2019 admin 0

Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka XFS ayaa shirka Tubta horumarinta arrimaha bulshada  waxa ay ugu  soo bandhigtay qorshaha loogu gurmananayo hadii ay abaaro ka dhacaan […]

madoobe

Daawo:Amisom oo Axmed madoobe u sheegtay inuu dhamaaday waqtigii kenya ay sii joogi lahayd Kismaayo

21st May 2019 admin 0
roob

Muuqaal:Khasaaraha Hantiyeed ee ay gaysteen Roobab ka da’ay Seylac

21st May 2019 admin 0
matxafka

Shaqaalaha Hanti dhowrka Qaranka iyo Gudiga madaxa Banaad Xuduudaha iyo Federaalka oo ka qayb galay dhismaha Maktabdda Qaranka

21st May 2019 admin 0
aqalka sare

Daawo:Aqalka sare oo sheegay inay hawlaha goluhu soconayo bisha ramadan maadaama ay horyaalaan sharciyo badan

21st May 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes