Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

Mareykanka oo weerar cirka ah ku dilay Horjoogayaal ka tirsan shabaab

7th May 2019 admin 0

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee jooga Qaaradda Afrika, ayaa lagu faah faahiyay duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Alshabab. […]

No Image

Shirkii Madaxda Dowlada iyo dowload goboleedyada ayaa maalintii sadexaad Galay

7th May 2019 admin 0

Waxaa maalintii 3-aad ka socda magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland shirka Wadatashiga Qaranka ee madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleeyda dalka. Madaxweynaha Jamahuuriyadda Mudane […]

Qatar

mashruuc lagu afurinayo 1100 kun oo qof ayaa laga daahfuray Muqdisho

7th May 2019 admin 0

Munaasabadan oo lagu daah furayay barnaamij loogu talagalay in lagu afuriyo ilaa 1100 kun oo isugu jira Barakacayaasha iyo Danyerta Muqdisho iyo gobolada Dalka ayaa […]

diri

Daawo:Fadliga Iyo Soonka Bisha Shacbaan Sheekh Dirir

6th May 2019 admin 0
city

Daawo:Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa sicaro leh uga hadlay Qoys Caruur iyo Haween kakoobnaa oo lagu Xasuuqay Hiiraan.

6th May 2019 admin 0
No Image

Ilaa haatan Maxaan ka baran karnaa Shirka Garoowe?

6th May 2019 admin 0

Waxaa igu jirey aniga oo ka shidaal qaadanaya ficilada kuwa mucaaradka sheeganaaya oo ay ugu horeeyaan madaxda maamulada gobolada qaarkood in dadka Soomaaliyeed dareenku ka […]

axmed

Dhageyso:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo ugu baaqay Gudiga Doorashada Jubbaland inay iscasilaan

6th May 2019 admin 1

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Jubbaland ee axmed madoobe magacowday Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inay Odayaasha jubbaland kismaayo keenayaan si ay ugu soo gudbiyaan sadex Musharaxa […]

No Image

Muuqaal:Shirka wadatashiga ee u dhexeeya madaxda dawladda FS, dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maalintii 2-aad ka socda Garoowe

6th May 2019 admin 0

Waxaa magaalada Garowe ka soconaya maalintii labaad shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleeyda iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha Jamahuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi […]

matxafka

Daawo:Shaqaalaha wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka oo ka qaybgalay dhismaha Madxafka Qaranka

6th May 2019 admin 0
wasiir

Wasiirka cadaaladda oo muqdisho ka furay shirka joogtada ah ee looga hadlo tayeynta sharciga.

6th May 2019 admin 0

Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shirka billaha ah ee ay isugu yimaadaan Bahda Cadaaladda Soomaaliya ee heer federal […]

No Image

Daawo:Maamulka Hirshabeele oo deeq isugu jirta raashiin daawo iyo xoolo nool gaarsiyey Ciidamada Xooga dalka

6th May 2019 admin 0

Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ahna Kusimaha Madaxweyanaha Mudane Cali Guudlaabe Xuseen ayaa Kormeeray Fariisimo ciidamada Militariga ay Kasameysteen Wado looga Caaganaa Shabaab oo dib loo furay. […]

qarax

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka oo fashilayey gaari qarax siday

6th May 2019 admin 0

Ciidamada Xooga Dalka oo fashilayey gaari nuuciisu yahay hoomeey oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa islamarkaana argagixisada ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyed […]

No Image

Dhageyso:Gudoomiyaha Doraashada Jubbaland oo sheegay hadal ka caraysiiyey Bulshada Jubbaland

6th May 2019 admin 0

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Jubbaland ee axmed madoobe magacowday ayaa waxuu sheegay hadal lafilaayey oo aysan jeclaysan Bulshada Jubbaland. Gudoomiyaha doorashada Jubbaland Xamse Cabdi Barre ayaa […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Amb. Maxamed Warsame Kiimiko

6th May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko oo xalay ku geeriyoodey magaalada Nairobi. […]

ramadan

Warbaahinta GedoTimes ayaa Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan

5th May 2019 admin 0

Maamulka iyo Shaqaalaha Gedotimes ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan Warbaahinta Gedotimes Waxaay dhammaan shacabka muslimiinta ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed […]

Posts pagination

« 1 … 15 16 17 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes