Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

No Image

Daawo:Ra’iisalwasare Khayre oo Kulan Afur ah u sameeyeen Maamulka Garoowe

9th May 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federalka Soomaaliya ayaa Cawa Waxaa Kulan Afur ah u Sameeyey Maamulka Degmada Garowe , dhinaca kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa waqti la […]

matxafka

Shaqaalaha wasaaradda Qorshaynta oo ka qaybgalay dhismaha Madxafka Qaranka

8th May 2019 admin 0
sakariya

Daawo:Xildhibaan Sakariye Carabta waxay dhaqaalo ku bixisaa inan soomaaliya ay san soo saaran Shidaal

8th May 2019 admin 0
madi

Daawo:Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ka Hadlay Shirka Garowe

8th May 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay shirka ay magaalada Garowe ku leeyihiin madaxwaynahya dalka, Ra’iiusl Wasaaraha […]

kiimiko

Marxuum Amb Kiimiko oo Muqdisho Aas Qaran Loogu Sameeyay

8th May 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), wasiirro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin  kale ayaa maanta Salaadda Janaasada ku dukaday maydka Allaha […]

roob

Deegaanadda Gobolka Hiiraan oo Salaad Roob-doon Lagaga Dhawaaqay.

8th May 2019 admin 0
indhakoray

Daawo:92 jir Codsaday in Wasiirka Amniga Jubbaland Maxkamad lasoo Taago.

8th May 2019 admin 0

Deerow Cabdule Casus oo 92 jir ah ayaa waxuu dowlada federaalka ka codsaday in maxkamada qaranka la hor keeno wasirka amniga jubaland Cabdirashiid xasan Cabdinuur […]

mareeye

Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Somaliya ayaa Xilka lawareegay

8th May 2019 admin 0

Waxaa Maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. Xilwareejinta ayaa  waxaa kasoo […]

barlaman

Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliya ayaa Maanta kadoodaya hindise Sharciyeedka Bedroolka

8th May 2019 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha  kulanka Maanta ayaa ah Akhrinta 2-aad […]

daagal

Daawo: qaabkii ay ciidammada Danab Al-shabaab ugala wareegeen deegaanka Bariire

7th May 2019 admin 0
yusuf

The RJA Response to The Jubaland Electrol and Boundary Commission

7th May 2019 admin 0

THE RJA RESPONSE TO THE COMMISSION TO Whom It May Concern We are writing to re-iterate our response and make clear our position regarding the […]

umul

Suaalo & Jawaabo Xul ah oo Ramadaanka kusaabsan Sheekh Umal

7th May 2019 admin 0
deni

Daawo:Gabadhii umusha ahayd ee ku dhibaataysan Garoowe ayaa Soomali u gurmatay

7th May 2019 admin 0

Gabadhan Magaceeda waxaa la yiraahda Deeqa waxay ku nooshahay Garowe waxay umulantahay 6cisho waxayna dhashay Gabar, waxaase laga soo saaray Iyadoo Umulan 2 cisho oo […]

jaalesiyaad

Daawo:Xafladii Xiritaanka Dugsiga Jaale Siyaad oo lagu qabtay Degmada Buurdhuubo

7th May 2019 admin 0

Degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad lagu soo xiraayey sanad dugsiyeedka 2018-2019 ee Dugsiga Jaale Siyaad. Munaasabadaan oo si fiican loo […]

shil

Daawo:Dad Badan oo Ku Dhintay Shil Gaari oo Ka Dhagay Duleedka Berbera.

7th May 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes