Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

No Image

Daawo:Shacabka Baladxaawo oo Burburiyey darbi Kenya si sharci daro ah ku dhisatay

22nd April 2019 admin 0

Dowlada kenya ayaa waxay duulaan kusoo qaaday Dalka Soomaliya waxay darbi sharci daro ah oo kii hore ka duwan kadhistay Gudaha Degmada Baladxaawo ee gobolka […]

roob

Salaad Roob doon ah oo Laga Oogay Magaalada Laascanood

22nd April 2019 admin 0
No Image

Daawo:Xildhibaano Aad U Dhaliilay Madaxda Maamul Gobaleedka Hirshabeele

22nd April 2019 admin 0
gadiid

Sawiro:Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Hirshabeelle K/Galbeed iyo Gobolka Banaadir

22nd April 2019 admin 0

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu saxiixay heshiis Wasaaradu ay ku wareejisay 7-gaari oo looga talagalay howlawadeenada canshuuraha gobolka Banaadir, Dowlad goboleedyada Koofur galbeed iyo […]

qarax

Labo Ruux oo qasaaro kasoo gaaray Qarax gaari lagu xiray oo ka dhacay Muqdisho

22nd April 2019 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in labo Ruux oo shacab ah aya ku dhaawacmen kadib markii qarax Gaari lagu soo xiray […]

No Image

Sawiro:haweenka Hirshabeele oo la cabiraayo si ay uga mid noqdaan Boliiska Soomaliya

22nd April 2019 admin 0

Deegaanada Hirshabeele ayaa waxaa ka socda wajigii labaad ciidamo tiradooda gaarayso 800 o ah Boliis waxaana laga qorayaa deegaanada Hirshsbeele. Ciidamada Boliiska Soomaliya iyo Amisom […]

deni

Deg Deg:Qaar kamida Madax Maamul goboleedka oo dowlada ugu Baaqay inay ka noqoto Dacwada Bada

21st April 2019 admin 0

Madaxwaynayaasha Maamul goboleedyada Jubbaland, Galmudug iyo Puntland oo ku shiray Magaalada Nairobi ayaa waxay ugu baaqeen Dowlada Soomaliya inay ka noqoto Dacwada Bada. Madaxwaynayaasha kal […]

ilmo

Daawo:Ilmo laga Xaday Isbitaalka SOS oo lagu wareejiyey hooyadii

21st April 2019 admin 0

Booliiska Soomaliyee oo kaashanaya Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka Soomaliyeed ayaa waxay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan Ilmo yar oo laga xaqaday Isbitaalka SOS […]

No Image

Dhageyso:18 Xildhibaan oo Haweena oo lagu darayo Barlamaanka Hirshabeele

21st April 2019 admin 0

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeele Canab Axmed Ciise oo u waramaysay Wariye Cabdishakuur Shaashaa ayaadoo kusugan Magaalada Baladwayne ayaa waxay sheegtay in ku jirto […]

mahadi

Daawo:Liiska Tartamayaasha agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Soomaliya oo lagu dhawaaqay.

21st April 2019 admin 0

Ra’iisalwasaare Kuxigeenka Soomaliya Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa waxuu shir gudoomey kulan yeesheen Gudiga Golaha wasiirada ee ay horay u magacaabay Ra’iisalwasaaraha Soomaliya si u […]

bangiga

Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga dhexe oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

21st April 2019 admin 0

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Xarunta Bankiga dhexe ee Somaaliya ayuu maanta xilka kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen […]

cabdifitaax

Sawiro:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo Gaaray Garbahaaray

21st April 2019 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi fitaax Maxamed Cali ahna Xildhibaan ka tirsan Dowlada federaalka ah ayaa gaaray Magaalada Garbahaaray ee xarunta Gobolka Gedo. Musharax cabdifitaax ayaa […]

xaaf

Midowga Yurub oo ku gacan Sayray dalabkii Madaxwayne xaaf

21st April 2019 admin 0

Maxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta la kulmay safiirka Midawga Yurub u qaabilsan Somaliya, Fulgencio Garido-Ruiz (Pencho). Labadda dhinac kulankooda waxay […]

No Image

Sawiro:Baardheere Dayac Balaaran oo ka muuqda Garoonka Diyaradaha Degmada Bardheere

21st April 2019 admin 0

Mudo kudhaw afar sano ayuu garoonka diyaaradaha ee degmada baardheere shaqaynaayey kadib kolkii alshabaab magaalada laga saaray oo ay ciidamada dawlada soomaaliya ay lawareegeen . […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo Culamada soomliyeed kulan laqaatay

21st April 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes