Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

abiy axmed

Abiy Axmed halsano maxaa u Qabsoomay

2nd April 2019 admin 0

Ra’isal wasaare Dr Abiy Axmed muddada halka sano uu xilka soo hayey tallaabbooyin wax ku ool ah ayuu qaaday, haddana dadbaa ku dhaliilaya iney weli […]

goiodax

Akhriso War-murtiyeedka laga soo saarey Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada heer Faderaal iyo heer Dowlaad Goboleed.

2nd April 2019 admin 0

Akhriso War-murtiyeedka laga soo saarey Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada heer Faderaal iyo heer Dowlaad Goboleed. Shirku intuu socday waxaa lagu falanqeeyey arrimo badan oo muhiim ah, […]

jimcaale

Maxaa lagu til maami karaa Arimaha kasocda Muqdisho

2nd April 2019 admin 0

Waxaa wayadaan dhegaha dadka ka batay ,qarax,dilal qorshaysan iyo toogasho askari geysto oo la yiraahdo waa baxsaday,intaas waxaa dhinac socota kuwo xildhibaano sheeganaaya oo aad […]

bardheere

Wasaaradda beeraha oo Muqdisho ka daahfurtay mashruuc lagu horumarinayo beeraha

2nd April 2019 admin 0
dagaal

Ciidamada Xooga Dalka Somaliya oo lawareegay Deegaano Cusub

1st April 2019 admin 0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay deegaanka Sabiib ee Gobolka Shabeellada Hoose. Kaddib dagaal muddo kooban socday oo ay la galeen […]

No Image

Daawo:Taliye kuxigeenka Booliska ayaa sheegtay in Cadaaladda la horkeeni doono Askari dil u gaystay Mooto Bajaaj.

1st April 2019 admin 0

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaraa’id ku qabatay xarunta Taliska ciidanka booliska ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay […]

baasto

Daawo:Baasto oo ah SenatorAxmed Madoobe qortay ayaa eedeyn ujeediyey Ra’iisalwasare Khayre

1st April 2019 admin 0

Senator Iftiin Baasto oo kamida senatorada Axmed Madoobe Magaacabay ayaa waxuu eed dusha uga tuuray Ra’iisakwasaraha Somaliya Xasan cali Khayre kaas oo maanta Furay Kalfadhigii […]

isbitaal

Daawo:Hayada Turukeer ayaa xarig jartay Isbitaalka Degmada Garbahaaray

1st April 2019 admin 0
No Image

Daawo:Khudbadii Ra’iisalwasaare Khayre ka Jeediyey Furitaankii aqalka Sarre.

1st April 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo wakiil ka ah madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta furay kalfadhiga 5-aad ee aqalka sare. […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka wakiil Ah Madaxwayne Farnaajo ayaa Furay Kalfadhiga 5-aad ee Aqalka Sare

1st April 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo wakiil ka ah madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta furay kalfadhiga 5-aad ee aqalka sare. […]

mursal

Kulaanki Golaha Shacabka Soomaliya Oo Mar Labaad Baaqdey Manta

1st April 2019 admin 0
yariisow

Daawo:Gudoomiye Yariisow oo amray In lasoo qabto Askari dilay Qof Rayid ah

1st April 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa faray laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo askarigii dilka u geystay muwaadin […]

aqalka

Toos u daawo xafladii furitaanka kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare

1st April 2019 admin 0
diyarad

Kooxda Argagixisada Shabab oo duqayn loogu gaystay Bu’aale

1st April 2019 admin 0

Wararka naga soo gaaraya degmada Bu’aale ee Gobalka Jubada Dhexe ayaa soo sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen degaano hoos yimaada xarunta Gobalka Jubada Dhexe […]

Posts pagination

« 1 … 21 22

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes