Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

axmedmadoobe

Daawo:Axmed madoobe oo ka hadlay Balantii ay galeen Madaxwayne farmaajo

3rd April 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland kadib dhowr maalmood oo kulamo kula lahaa […]

No Image

Booliska Oo Sheegay Gaari Qarxa Laga Soo buuxiyay uu ku jiro Magaalada Muqdisho

3rd April 2019 admin 0

Taliye ku xigeenka Ciidammada Booliiska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen Axmed oo sheegtay in ciidanka Amniga ay Miinooyin ka soo saareen deegaanka Weedoow, Sidoo kale waxa […]

xuseen

Daawo:Xildhibaan Xuseen Carab oo ku hanjabay iney isaga baxayaan Baarlamaank

3rd April 2019 admin 0

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ah Guddoomiyaha Guddiga difaaca ee Golaha Shacabka ayaa ku hanjabay inay isaga baxayaan dowladda Soomaaliya haddii aan xal loo helin […]

mursal

Daawo:Gudoomiye Mursal oo Gudi u saaray soo baaro dhibatada Kenya ka geystay Gedo

3rd April 2019 admin 0

Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan ayaa gudiga isgaarsiinta baarlamaanka ugu baaqay iney baaraan xarumo sharkado isgaarsiineed oo la burburiyay iyo hanti ay Ciidamada […]

islii

Daawo:Ganacsatada Islii oo Banan baxwayn sameeyey goobihii Ganacsigana xiray

3rd April 2019 admin 0

Guddiga ganacsatada ee xaafadda Islii ayaa ku dhawaaqay mudaaharaad saddex maalmood soconaya oo ay uga cabanayaan canshuurta ay dawladdu kordhisay. Guddiga shir jaraa’id qabtay ayaa […]

odawaa

Daawo:Ciidamada Dalka oo shabaab baacsanaya.

3rd April 2019 admin 0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Danab ayaa Raashin qeybin ka wada Deegaanada Sabiib iyo Caanoole oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose oo lagala wareegay Argagaxisada. […]

barlaman

Kulanka Barlamaanka Somaliya oo furmay

3rd April 2019 admin 0

Waxaa goor_dhow si rasmi ah u furmay kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. 156 xildhibaan ayaa kulanka soo xaadirtay. Kulanka waxaa shir guddoominaya […]

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Casho Sharaf U Sameeyay Hogaamiyaha Jubbaland

3rd April 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay waxa uu hoygiisa casho sharaf ugu samaayeeyay Hogaamiyaha jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdiga […]

danab

Daawo:Ciidamada Danab oo sheegay inay Qarxiyeen booyadii qaraxa waday

2nd April 2019 admin 0

Afhayeenka Howlgallada XDS Dhamme Cabdi Cali Raage oo SNTV u sheegay in ay qabteen gaari Booyad ah oo ay argagixisadu ku soo xireen Qaraxyo, ciidankuna […]

faizo

Daawo:Gabar La xiray kadib Markii looga shakiyey iney tahay nin Qurbajoog ah

2nd April 2019 admin 0

Booliska xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa xiray kuna qaldamay Faizo Dhocob Gudoomiyaha difaacayaasha xuquuqda aadanaha Soomaaliya Kadib markii ay sheegeen iney uga shakiyeen iney nin tahay.

No Image

Ra’iisalwasaare ku-xigeenka Dalka oo Guddoomiyay Shirka Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya

2nd April 2019 admin 0

 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) oo lagu qabtay Muqdisho. Shirka […]

No Image

Daawo:Taliye kuxigeenka Boliiska Ayaa Sheegtay In 23 Askari Oo Katirsan Booliska ay u Xireen Musuq Maasuq

2nd April 2019 admin 0
yariisow

Daawo:Maamulka gobolka Banaadir oo kafaala qaaday nolasha reerkii uu ka baxay Darawalkii Mooto Bajaajka

2nd April 2019 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxuu aqalka dowlada hoose Xamar ku qaabilay qoyska marxuum Ibraahim Aweys Maxamed oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed ku shaqeysanayay mooto Bajaaj kaas […]

karsh

Muuqaal:Madaxweyne ku xigeen Puntland ayaa Garoowe ka dhagax-dhigey afar waddo oo laami ah.

2nd April 2019 admin 0
ibraahim

Warbixin Kooban Safarkaygii Gobalka Gedo Q4 W/Q Ibraahim Shire

2nd April 2019 admin 0

Waxaa ku jirnaa arrimaha bulshada. Tii inoogu danbaysay waxaan soo taabannay adeegga caafimaadka kaas oo sawir taban aan ka bixinnay. Hasa yeeshee meelo badan oo waxaa jiro […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes