Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

No Image

Xil. Cabdishakuur Cali Mire ” Waa Qiyaano qaran in la Dhoho Dalka Xog Sir ah ma leh Xildhibaano Qaswadayaal ah ayaa Fowdo wada “

6th April 2019 admin 0
iidow

Daawo:Xildhibaan Xuseen Iidow “xildhibaanada raba xogta amniga qaranka in shabaab daawado waa xildhibaano kasoo horjeeda danaha amniga qaranka”

6th April 2019 admin 0
fiqi

Fiqi oo sheegay inuu Gudoomiyaha golaha Shacabka Qiyaamay

6th April 2019 admin 0
No Image

Daawo:Xildhibaan Goodax oo sheegay xildhibaanada diiday in maanta amniga laga hadlo waa shabaab

6th April 2019 admin 0
waraabe

Faysal Cali wareebe oo sheegay inay Jabuuti duulan ku tahay Somaliland

6th April 2019 admin 0
wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Eritrea oo soo gaaray Muqdisho

6th April 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea Mudane Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gabreab ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho. Wasiirka iyo La-taliyaha […]

aada isaq

Daawo:Xildhibaan Aadam Isak oo sheegay in 21 xildhibaan ay hor istaageen Fadhigii Baarlamanka.

6th April 2019 admin 0
mursal

Barlamaanka Somaliya oo Baaqday kadib markii Buuq ka dhacay

6th April 2019 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Goordhow ku dhawaaqay in uu baaqday kulankii Maanta ee Golaha Shacabka . kulanka ayaa u […]

ciidan

Ciidamada Amniga oo qabtay mid kamida raga baaburta qaraxyada ku xira

6th April 2019 admin 0

Howlgal ay Ciidamada Amnigu fuliyeen shantii bushan Apriil ayaa lagu soo qabtay Hawlwadeen argaggixiso ,kaas oo ahaa mid argaggixisada u qaabilsan ku xirista Walxaha Qarxa […]

Asluubta

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Taliska Ciidanka Asluubta

6th April 2019 admin 0

Xafiiska Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa maanta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ku wareejiyay gabi ahaanba Qalab xafiiseedyadii ay ku shaqeynayeen xafiisyada waxaana ka mahad […]

wasiirada

Daawo:Golaha Wasiirrada Oo Yeeshay Kulan Aan Caadi Ahayn

5th April 2019 admin 0

Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka. Shirka oo uu […]

No Image

Madaxwayne farmaajo ayaa ka hadlay Sababta qaraxyada uga dhacayaan Muqdisho

5th April 2019 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta salaaddii Jimcaha keddib ka hadlay Masjidka Shuhadada ee Villa Somalia ayaa bogaadiyay hawlgallada ay wadaan Ciidanka Xoogga […]

mustafe

Daawo:Mustaf Cagjar oo mamnuucay Shir qabiil oo siyaasadaysan

5th April 2019 admin 0

Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumad Cumar oo Shir jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa ka Hadlay arimo Muhiim Ah oo laxiriira Deegeaanka isla Markaana Sheegay inaan […]

No Image

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka ee Kusugan Gobolka Gedo ayaa mushaar La’aan ka cabanaya Balse diiday inay baneeyaan Furimaha Dagaalka.

5th April 2019 admin 0

Ciidanka Xooga dalka Soomaliya Ururka 48aad Guutada 10aad Qaybta 43aad ee kusugan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegen inaysan Mushaar qaadan Bilihii lasoo […]

xabsi

Daawo:Puntland oo 15 Sano xariga ku xukuntay Dhalinyaro Batariyo Xaday

5th April 2019 admin 0

Maxkamada Darajada Koobad Ee Gobolka karkaar oo xukun ku riday dhalinyaro lagu lagu soo eedeyay inay la baxeen batteriyaasha baalasha ifka siiya xaafadaha Magaalada Ee […]

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes