Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

aqalka sarre

Guddoomiyaha Aqalka sare oo shirka Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galay dalka Qadar

7th April 2019 admin 0

Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa […]

lafta

Madaxwaynaha dowlad gobolleedka Koofur Galbeed oo maanta soo gaaray Muqdisho

7th April 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhoofay dalka Mareykanka

7th April 2019 admin 0

Ra’iisul Wassaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Mareykanka. Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdigiisa […]

No Image

Muuse Biixi oo Loogu baaqay inuu raali galin ka bixiyo hadalkii kasoo yeeray afhayeenkiisa.

7th April 2019 admin 0
jubbaland

Gudi ubadan dambiilayaal iyo Shabaab ayaa loo dhaariyey Doorashada Jubbaland

7th April 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka qayb galay dhaarinta Xubnaha gudiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland oo isagu soo magaacabay kuwaas oo Taageero ka haysan Bulshada […]

cawad

Daawo:Guddoonada Baarlamaanada dalka ayaa Puntland soo gaaray

7th April 2019 admin 0

Wafdiga Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka  JFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad Oo ay ku jiraan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaasha Golayaasha […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Magacaabay Saddex Wasiir

7th April 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu magacaabay Saddex Wasiir oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya ayaa Wasiirka […]

Wasiir

Wafdi uu hogaaminaayo wasiir kuxigeenka wasarada Dastuurka ayaa Gaaray Kismaayo 

7th April 2019 admin 0

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo siihayaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ahna wasiir ku xigeenka Dastuurka Dr. Hussein Abdi Elmi oo ay wehliyaan Guddoonka […]

hub

Daawo:Ciidanka amniga ayaa gacanta ku soo dhigay keydkii ugu weynaa ee hubka argagixisada Alshabaab.

7th April 2019 admin 0

Ciidanka amniga Soomaliya ayaa gacanta ku soo dhigay keydkii ugu weynaa ee hubka argagixisada Alshabaab kaas oo laga helay ceelasha biyaha oo ah duleedka Magaalada […]

No Image

Shiiq Kenyaawi oo kaqayb galay Kulan lagu tageerayay ciidanka qalabka sida oo muqdisho lagu qabtay

6th April 2019 admin 0
ibraahim

Soomaaliland Eed ma leh inta Koonfur sidatan u dhaqmayso

6th April 2019 admin 0

Inta aanan guda galin dooddayda aan labo arrimood sii hormarsado. Tan koobaad waa in hadalka aan halkaan kusoo gudbin doono uu yahay aragtidayda shaqsiyadeed sidaas […]

aqalka sare

Gudiga joogtada ah ee aqalka sare soomaaliya oo ka hadlay wax ka badalka xaq siinta siyaasiinta

6th April 2019 admin 0
mareeye

Wasiirka Maareeye ayaa xarigga ka jaray Bangi cusub oo ay maalgashadeen Gaanacsato Soomaaliyeed

6th April 2019 admin 0
ubaxtahaliil

Daawo:xildhibaan Ubax Tahaliil oo Kabaha kula tumatay Xildhibanadii shababka Taageersanaa

6th April 2019 admin 0

“Fowdo kursi lagu raadsanaayo ma suurtoobeyso”

odawaa

Xil. Odawaa “Wasiiro Difaacaya Kursigooda ayaa Fowdo ka Wada Golaha “

6th April 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes