Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

jimcaale

Dhageyso:Maxaad Kala socotaa Sababta Ciidamada Kenya Uha Baxayaan Jubbaland

23rd March 2019 admin 0

Waxaan la soconaa in ay ka guureen baro ciidan oo fariisimo muhiima ahayd ciidanka Keenya Maamulka Jubalaand waxaana isweydiin mudan DFS, siyaasiyiinta Jubalaand iyo shacabkuba […]

Tuuax

Guddoomiye Tuulax oo xalay kormeeray hanaanka suggida ammaanka Degmada Wadajir

23rd March 2019 admin 0

Gudoomiye Ku-xigeenka dhanka ammaanka iyoSiyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa xalaykormeer ku sameeyay hanaanka loo suggo ammaanka Degmada Wadajir. Gudoomiye Tuulax oo uu […]

indho

Daawo:Taliye indha Qorshe Inta Mudaharaadaysa waa dhumi doontaa wadanigana waa hari doonaa

22nd March 2019 admin 0

Taliyaha Ciidanka Qaranka ayaa waxuu amaan usoo jeediyey Madaxwaynaha Farmaajo iyo Ra’iisalwasare Khayre sida ay uga go’an tahay sidii is badal saxa loogu sameyn lahaa […]

dagaal

Dhadhaab: Waxgaradka Soomaaliyeed ee ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo ku baaqay in la joojiyo colaada xeraale

22nd March 2019 admin 0
qaad

Hargaysa:Garsoorihi Qayilay Ee Soo Marqaamey Wax Ma Kala Xukumi Karo :Sheekh Cabdiramaan Dheere

22nd March 2019 admin 0
dood

Daawo:Dood ku saabsan Maareynta kala Aragti Duwanaanta Bulshada oo Muqdisho lagu qabtay

22nd March 2019 admin 0

Dood waxaa diirada lagu saaray  maaraynta kala’ri duwanaanta oo ay Madsha Kulan ee fikradaha iyo dooduhu-Kulan Forum for ideas and debates soo qaban-qaabisay ayaa lagu […]

kufi

Daawo:Culimadda Soomaaliyeed ayaa kulan CIlmiyeed ay ku Qabteen Muqdisho waxay kaga Warameen Dhibaatooyinka Kufsiga iyo Wax Asal u ah.

22nd March 2019 admin 0

Kulan aya isugu yimaadeen Culumada Soomaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen dhibka uu lee yahay Kufsiga iyo waxyaabaha Keenaya.

dahabshiil

Daawo:Dahabshiil oo iska fogaysay inay Maalgaliso Argagixisada iyo Dagaalka udhaxeeya Somaliland iyo Puntland

22nd March 2019 admin 0

Shirkada Dahabshiil Ayaa Lagu Eedeeyay Warbixin ay Tvga Aljazeera Ka Diyaarisay Oo ahayd Inay Maalgaliso Argagixisada, Sidoo Kale Shirkadan Ayaa Hore Loogu Eedeyey Inay Ka […]

hodan

Daawo:Shirka Horumarinta Naafada Kenya oo lagu qabtay Nairobi.

22nd March 2019 admin 0

Magaalada Nairobi waxaa ka dhacay shir lagu horumarinayo Naafada Kenya kaas oo lagu maal galinayo ganacsatada Naafada ah shaqana loogu abaaurayo kuwa aan shaqada haysan. […]

xeraale

Doolow: Masuuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Jubbaland oo baaq nabadeed u diray dadka ku dagaalamaya deegaanka Xeraale

22nd March 2019 admin 0
isbitaal

Maamulka degmada Luuq oo booqday bukaanada ku jira Isbitaalka guud ee degmadaasi

22nd March 2019 admin 0
No Image

Xukuumadda Oo Meel Marisay Istaraatiijiyadda Iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka

21st March 2019 admin 0

Kulan ay golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku yeesheen maanta ayaa lagu ansixyay Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda […]

No Image

Daawo:Aabe Xaaskisii iyo Ilmo Kismaayo Looga reebtay

21st March 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka Jira dhibaato lagu hayo shacabka Soomaliyeed taas oo ay gaysanayaan Axmed Madoobe iyo Jamhadiisa Dhibaatooyinkaas ayaa waxaa kamida Dil, dhac, […]

farxiya

Sawiro:Munaasabadii daahfurka Shirkada Daryeel oo kashaqaynaysa Bilicda Magaalada Balanbale

21st March 2019 admin 0

Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga hirgaliyey Shirkad ka shaqaynaysa Nadaafada waxaa suurta galisay Farxiyo Jeyte “Farxiyo wadani” oo ah shaqsi si firfircoon […]

No Image

Puntland oo digniintii u dambaysay udirtay Soomaliland

21st March 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes