Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

dpword

Daawo:Ganacsatada Somaliland oo cabanaya Canshuur ay Dp World ku kordhisay

25th March 2019 admin 0
Axmed madoobe

Sawiro:Axmed Madoobe oo Askar wata ayaa soo gaaray Muqdisho

25th March 2019 admin 0

Hogaamiyaja Fashilmay ee jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa waxaa safarkiisa ku waheliya Askar badan lama oga waxa ka dambeeya […]

coldon

Daawo:Taliska Muuse Biixi oo amray in laxiro Coldoon

25th March 2019 admin 0
Waaiir

Somaliyq iyo Maaar oo heshiis xaga caafimaadka ah kala saxiixday

25th March 2019 admin 0

Wasiirada Caafimaadka dalalka Soomaaliya iyo Masar Drs. Fowzia Abiikar iyo Drs Hala Zaid ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar ku kala saxiixday heshiis Baratakool […]

No Image

Dhul Gariir aan waynayn oo ka dhacay Kenya

24th March 2019 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada dalka Kenya ayaa sheegaya inuu dhul gariir uu ka dhacay magaalada Nairobi iyo Magooliyin kale. Qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Nairobi […]

No Image

Muuqaal:Xildhibaano ka Tirsan Barlamaanka Somaliland oo Muuse Biixi Eedeyn u Jeediyay

24th March 2019 admin 0
wasiir

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda FS oo Muqdisho ka furay wadatashi ku aadan hirgalinta daraasaadka dowladaha hoose.

24th March 2019 admin 0
faysal

Daawo:Faysal oo sheegay Haday Doorasho Dhici Waydo Dhagaxbaan Kaga Saaraynaa Saleebaan aqalka gurtida

24th March 2019 admin 0
No Image

Xaaladda Biyo La’aaneed ee Baladwayne ayaa Kasii Daraysa, Xili uu Wali Magaaladda Ka Socdo Gurmad Biyo Lagu Gaarsiinayo Dadka.

24th March 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Madaxda Qaranka oo ka qayb galay salaada janaasada wasiir xigeenkii shaqada iyo arrimaha bulshad

24th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuum Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda […]

yariisow

Daawo:Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku wareejiyay muwaadin soomaaliyeed gurigiisa oo laga hestay mudo dhowr iyo labatan sano ah

24th March 2019 admin 0
wasiir

Wasiir Cawad oo booqasho Shaqo ku jooga dalka Marooco

24th March 2019 admin 0

Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya md: Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  booqosho rasmi ah ku tagay dalka marooco, […]

jawaari

Jawaari oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixiso ee Shalay ka dhacay Muqdisho

24th March 2019 admin 0

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa cambaareeyay qaraxii maleeshiyaadka Al shabaab ay ka geysteen meel u dhow […]

yuusf

Ururka RJA oo ka horyimid Gudiga Doorashada Jubbaland

24th March 2019 admin 0

DHAQDHAQAAQA RJA MA AQOONSANA GUDIGA LAGU SHEEGATEY XUDUUDAHA IYO DOORASHOOYINKA JUBALAND: Annagoo tixraacayna mabaadi’da asaasiga ah ee dhaqdhaqaaqa RJA iyo aragtida aanu ka aaminsanahay dhismaha […]

karsh

Daawo:Madaxwayne ku-xiggeenka Puntland ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Dalladda Bulshada Rayidka ah ee Puntland

24th March 2019 admin 0

Madaxwayne ku-xiggeenka Dawlada Puntland mudane Axmed cilmi cisman (Karaash) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Dalladda Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSA) ee Magaaladda Garoowe.

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes