Daawo:Somaliland oo Weftigii Ka Socday Eritrea ka codsaday in la aqoonsado

eratariya
Waftigii uu Hogaaminaayey Wasiirka arimaha Dibada Dalka Eritreaoo booqashada ku joogay Magaalada Hargaysa ayaa waxay booqdeen maanta labada Gole ee maamul goboleedka Soomaliland iyakoo uga warbixiyey Heerka ay soo Martay Soomaliland waxaana la guudoonsiiyey Wasiirka arimaga dibada Eritrea Nuqul kamida Dastuurka Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.