Daawo:Xuska Maalinta Haweenka Aduunka oo Jabuuti lagu qabtay

ggeele

Madaxwayne Dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa waxuu Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Haweenka Aduunka oo Si Balaaran Looga Xusay Waddanka Jabuuti waxaa kaloo kasoo qayb galay Munaasbadaan Marwada Madaxwaynaha Jabuuti, qaar kamida golaha wasiirada iyo haween waynaha dalka Jabuuti.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.