Daawo:Ciidamada Kenya oo lagu eedeyey inay dileen Sarakiil ka tirsan xooga Dalka Soomaliya

rufle

Kornel Aadan Rufle oo ka tirsan ciidanka Xooga Dalka ayaa Sheegey in Ciidanka Kenya ay dileen Sarakiil ka tirsan xooga Dalka Soomaliya Ciidan fara badana ay Afduubteen, kornel Aadan Rufle ayaa al_shabaab ugu baqey in Dagalka ay ka Joojiyaan ciidanka ku sugan Gobolka Gado si ay ula Dagalamaan ciidanka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.