Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

axmedmadoobe

Shirkii Golaha Wasiirada Jubaland oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

21st February 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta shir Gudoomiyay kulanka golaha Wasirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan oo muhiim ah. Ugu horayn Arimaha Amniga iyo […]

No Image

Ciidamada Dowlada oo hawgal kawado Balcad

21st February 2019 admin 0

Ciidamada xoogga dalka ayaa howl gallo ballaaran ka wada degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe iyo deegaanada hoos yimaadda,waxaana baaritaanno lagu sameynayaa guud ahaan gaadiidka […]

No Image

Waare ayaa ku baaqay ciidamada Burdi kusoo noqdaan Hirshabeele

21st February 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr; Maxamed Cabdi Waare, ayaa raja wanaagsan ka muujiyay in ay howlahooda nabad ilaalineed ka sii wataan Hirshabeelle Ciidanka […]

wasiir

Daawo:Wasiirka warfaafintaSomaliya ayaa ka qaybgalay xuska maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo

21st February 2019 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka qeyb munaasabad lagu weyneynayay maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo […]

No Image

Kismaayo:Ururka RJA oo Cambaareeyey Dhalinyaro Xarig Sharci Daro ah Lagula Kacay

20th February 2019 admin 0

Dhaqdhaqaaqa RJA waxuu si buuxda u cambaareynayaa xariga iyo xadgudubka lagula kacay dhallinyarada kala ah; 1- Cabdirisaaq Cabaas Xaji Bile iyo 2- Abshir Axmed Xaashi […]

muuse

Akhriso:Dowlada Somaliya iyo maamul Goboleedka Somaliland oo Xirir Dhaw yeelanaya

20th February 2019 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada shaqeyn […]

qarjab

Daawo:Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa Xilkiisi la wareegay Qarjab

20th February 2019 admin 0

Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta isgaarsiinta boosada hidaha iyo dhaqanka ee Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdi Xirsi Cali “Qarjab” ayaa xilkii kuwareejiyay Wasiirka cusub […]

muuse

Akhriso:Ra’iisalwasaraha Itoobiya oo Maamulka Somaliland u sheegay inay lakulmaan Dowlada Somaliya

20th February 2019 admin 0

Ra’iisalwasaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxuu kulan Magaalada Addis Ababa kula Qaatay Madaxwyanaha maamulka Somaliyeed ee Soomaliland muuse Biixi cabdi iyo Wafti balaaran oo […]

No Image

Madaxweyne Lafta Gareenayaa Kormeeray Isbitaalka Guud ee Baydhab

20th February 2019 admin 0

Madaxwyanaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee KoofurGalbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed “Laftagareen” iyo qaar kamida wasiiradiisa ayaa waxay Booqdeen Isbitaalka iyo Goobaha Caafimaadka Bay waxuuna u guur […]

No Image

Madaxweynaha Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

20th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey oo Booqasho shaqo kusoo kala bixiyey Wadamada Burundi iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay […]

mahdi

Sawiro:Mahdi oo La Kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Bankiga Horumarinta Islaamka

20th February 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudiga, ayaa maanta la kulmay Madaxwayne […]

puntland

Daawo:Ceebta ka dhacday Puntland Shaqaalo aan 3 Sano Mushaar Qaadan

20th February 2019 admin 0

Magaalada Garoowe ee Maamuul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland waxaa ka dhacday munaasabad ay Xilalka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore iyo wasiirka cusub ee Howlaha guud […]

No Image

Daawo:Shiiq Kenyaawi oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoowe

20th February 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda.

20th February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda si loo dardar geliyo hal-beegyada ku jira tubta horumarinta […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi ayaa u dhoofay Itoobiya

20th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu ambo baxay dalka Itoobiya, kadib markii ay marti-qaad rasmi […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes