Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

ibraahim

Maxaad ka ogtahay magaalada qurba-joogta looga soo Duceeyo

23rd February 2019 admin 0

Waxaan safar ku joogay baryahaan dagmada Garbahaareey ee gobalka Gedo. Maalinti shalay ahayd waxaa dhagtayda kusoo dhacay hadal la hayay oo Qur’aan akhris ahaa. Waxaan […]

No Image

Qaar kamida Wadooyinka Muqdisho oo loo Xiray Munaasabada

23rd February 2019 admin 0

Qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay Xiran kadib markii la soo dhigay Ciidamo badan oo diidaya isticmaalka wadooyinka. Ma jirto wax gaadiid ah […]

No Image

Ciidamada Asluubta ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 49-aad oo ka soo wareegatay Aas-aaskooda.

23rd February 2019 admin 0

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr: Axmed Cali Daahir,Wasiirka Cadaaladda XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo […]

No Image

Daawo:Musharaxii Madaxwayne ee ugu horeeyey oo ku baaqa inay Ciidmada kenya Soomaliya ka baxaan

22nd February 2019 admin 0

Xiririka Dowladaha Kenya iyo Soomaliya ayaa waxuu u eg yahay mid Sii xumaanaya iyadoo Dowlada Kenya ay wado Gardaro iyo Sharuudo aan Macquul ahayn ayaa […]

wasiir

Daawo:wakaalada filimada soomaaliyeed oo wado dardargalinda lagu tayeenaayo aflaanta soomaaliyeed

22nd February 2019 admin 0
luuq

Sawiro:Gudoomiyihii Hore ee Deg,mada Luuq oo Xilka wareejiyey

22nd February 2019 admin 0

Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacday Munaasabad ay Xilalka kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee degmada luuq Maxamed Xuseen Cismaan Ganey iyo […]

No Image

Amisom oo Saldhig Boliis ka hirgeliyay Magaalada Baladweyne

22nd February 2019 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Hiiraan, C/raxiin Muxumed Taakooy, ayaa Xarigga ka jaray Saldhig Boliis oo laga hirgeliyay Magaalada Baladweyne. Saldhiggan oo laga […]

abaar

Daawo:Somaliland oo kajirta Abaaro Baahsan

22nd February 2019 admin 0
No Image

Daawo:Dad Shacaba oo Hantidoodii Lagu dhacay Kismaayo

22nd February 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ee Jubbaland ayaa waxaa kasocda dhac iyo Boob loo gaysto hantida shacabka Soomaliyeed taas oo ay ku kacaan […]

konfur africa

Ganacsato Soomaaliyeed oo Dilal loogu Gaystay Dalka Koofur Afrika

22nd February 2019 admin 0

Ugu yaraan Saddex Qof oo ganacsato Soomaaliyeed ah ayaa lagu dilay mid kalana dhaawac culus ayaa soo gaaray, markii ay kooxo Burcad Koofur Afrikaan ah […]

boqorka

Daawo:Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Muqdisho Lagu soo Dhaweeyay

21st February 2019 admin 0

Waxaa Magaalada muqdisho soo gaaray Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf waxaana Garoonka Diyaradaha kusoo dhaweeyey Madaxda Dowlada qaar kamida sida Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Beeraha, […]

No Image

Muuqaal:Shiiq Kiinyaawi oo Fariin u diray Shacabka Puntland.

21st February 2019 admin 0
wasiir

Muuqaal:Wasiirka Sabriye ayaa ka hadlay Hananka uu soo Maray Shir waynihii dhab-u hishiisiinta Qaran

21st February 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo shir weynihii hannaanka dhab u heshiisiin Qaran kadib waraysi kooban siiyay SNTV ayaa ka waramay marxaladihii […]

No Image

Daawo:Kulan lagaga hadlayay geedi socodka nabada ayaa lagu qabtay magaaladda Jowhar

21st February 2019 admin 0
Khayr

Khayre oo Soo Xiray Shirwaynihii Qaran ee dib u heshiinta

21st February 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Khayre, oo Maanta soo xiray shir waynaha soo bandhigidda iyo xaqiijinta hannaanka dhab-u-heshiinta qaran, ayaa ku […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes