Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

baarleeex

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Abwaan Baarleex

2nd February 2019 admin 0

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Baarleex oo ku geeriyoodey waddanka […]

mustafe

Taagerayaashii Cabdi ilay oo lagu eedeyey khalalaasaha ka jira Jigjiga

2nd February 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jig Jiga ayaa ka hadlay khalalaasaha ka taagan degaanka Soomaalida Itoobiya. Madaxweyne […]

Gabre

Dadka Somaliyeed maku baraarugsan yihiin Dhagarta Kooxdii Macalin Gabre iyo Kabiirkooda

2nd February 2019 admin 0

DADKA SOOOMALIYEED MA KU BARAARUGSAN YIHIIN DHAGARTA AY MALEEGAYAAN ARDAYDII MACALIN KORNAYL GABRE IYO KABIIRKOODA. Maalmahaan danbe kooxda aan sare ku xusay aad bay mashquul […]

kufi

Daawo:Haween Iskood isu Xilqaamay ayaa Haweenka Jowhar uga Digaaya waxyaabaha sababi kara Kufsiga

1st February 2019 admin 0

Koox haween ah oo iskood isuxilqaamay ayaa Magaalada Jowhar ee Xarunta maamul Goboleedka Hirshabeele kabilaabay olole looga digayo haweenka waxyaabaha sababi kara Kufsiga iyo kahortagiisa, […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Haweenka ayaa amisom uga Macadcelisay Dib u dhiska Dugsiga Dr Qamar

1st February 2019 admin 0

Wasiirka Wasarada Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha Deeqo Yaasiin Yuusuf ayaa Taliska Amisom uga Mahadcelisay dib udhiska Dugsiga hoose dhex ee Dr Qamar oo wax […]

ciyaar

Daawo:Tartan Ciyaareedkii kasocday Boorame oo lasoo Gabagabeeyey

1st February 2019 admin 0
wasiir

Wasiirka Boostada oo shirkadaha Isgaarsiinta faray inay qaatan ruqsad shaqo

1st February 2019 admin 0

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fartay shirkadaha Isgaarsinta dalka inay qaataan ruqsadda shaqada inta bishan lagu gudajiro. Mudane Cabdi […]

No Image

Dood Cilmiyeed Lagaga Hadlayay Ka Horta Qabyaalada oo Lagu Qabtay Baladwayn.

1st February 2019 admin 0
amisom

Daawo:waa kuma Taliyaha cusub ee loo soo Magacaabay Hoggaanka Nabad Ilaalinta AMISOM ee Somalia.

1st February 2019 admin 0

Taliya cusub ee howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa loo Magacaabay ,Jeneraal; Tigabu Yilma Wondimhunegn, oo kasoo jeeda Dalka Itoobiya, kaas oo beddelaya, Jeneraal; Jim […]

diyarad

Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Hiiraan

1st February 2019 admin 0

Ugu yaraan 24 xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo uu howl-galka Ciidanka Maraykanka Afrika ka geystay Gobolka […]

wado

Muuqaal:Kulan looga hadlay dhismaha wadada isku xirta Luuq iyo Doolow ayaa lagu qabtay degmada luuq

1st February 2019 admin 0

Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay kulan looga hadlaayey sidii layskaga kaashan lahaa Dayactir lagu sameeyo Wadada isku Xigta Degmooyinka Luuq iyo Doolow, […]

Posts pagination

« 1 … 21 22

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes