Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

No Image

Daawo:Ra’iisul wasaare Khayre Oo Kulan Xog-waraysi Ah La Qaatay Ganacsatada Dalka

3rd February 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka Ra’iisul wasaaruhu la yeeshay ganacsatada […]

No Image

Daawo:Saraakiisha Ciidamada Somaliya iyo Maxkamadda Ciidamada oo dood Kulul dhexmartay

3rd February 2019 admin 0

Saraakiisha Hogaanada iyo Qeybaha Ciidamada Xoogga Dalka oo isku dhinac ah Iyo Maxkamadda Ciidamada ayaa dood kulul ku dhex martay xarunta Taliska Ciidamada Xoogga Dalka.

Sawiro:Ra’iisul Wasaaraha khayre ayaa kulan xog-waraysi ah la qaatay Ganacsatada Dalka

3rd February 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka Ra’iisul wasaaruhu la yeeshay ganacsatada […]

cioidan

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal ku dilay 13-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab

3rd February 2019 admin 0

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xero maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgalka ayaa lagu […]

abdulaahi

Daawo:Masuul iska casilay Jubaland kadib markii u adkaysan waayey Dhibatada lagu hayo shacbka Jubbaland

3rd February 2019 admin 0

Dhibaatada Lagu hayo shacabka Jubbaland gaar ahan kuwa ku sugan Magaalada kismaayo ayaa maalinba maalin kadmabaysa ka sii daraysa, waana tan kaliftay Qaar badan oo […]

yuusf

Maxaad ka taqaanaa Madaxda Maamulka Jubbaland

3rd February 2019 admin 0

Madaxda maamulka goboleedka Jubaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe waxay isugu jiraan 3 kooxood oo hore u ahaan jirey ama xubno ka ahaa ururo Soomaali […]

No Image

Madaxwayne Lafta Gareen ayaa ka mahadceliyey sida loogu so dhaweeyey Muqdisho

3rd February 2019 admin 0
goobwayn

Daawo:Shacabka Goobwayn oo Xaalad adag soo wajahday halka Madaxda Somalida Ay ku Jiraan Faakihaysi

2nd February 2019 admin 0

Shacabka iyo Masuuliyiinta Deegaanka Goobwayn ee Gobolka shabeelada hoose ayaa waxay ka hadleen xaalad adag oo Kajirta deegaanka Goobwayn oo ah Halka Hogaamiyaha Jubbaland Axmed […]

No Image

Muuqaal:Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku hayo Cunaqabateyn.

2nd February 2019 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Dowladda Federaalka ku Eedeeyay in ay Cunaqabateyn dhinac walbo ay saartay Soomaaliland. Waxa uu sheegay Madaxweyne Biixi in Dowladiisa […]

No Image

Daawo:Astaantii qaranka Soomaliland oo Laqalday iyo Xukuumada oo ka hadashay

2nd February 2019 admin 0
gulled

Daawo:Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Kormeeray Wasaaradaha Kalluumaysiga, Ganacsiga, Xannaanada xoolaha iyo Beeraha

2nd February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta booqday wasaaradaha kalluumaysiga, ganacsiga, xannaanada xoolaha iyo beeraha, si uu u […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe ayaa guri sharci lahayn oo uu gatay 2005 maanta oo ah 2019 sharciyeystay

2nd February 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta booqday Xarunta Hay’ada dhulka Jubbaland isagoo halkaas u tagay si uu u sharciyaysto guri uu gatay asagoo sharci lahayn […]

gaas

Daawo:Madaxweynihii hore ee Puntland Gaas ayaa Ka dhoofay Puntland

2nd February 2019 admin 0

Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa u anbabaxay Dalka dibadiisa marki ugu horeysay tan iyo markii uu wareejiyey xilka Madaxweynaha […]

mustafe

Daawo:Madaxwayne Mustafe Cagjar oo si diiran llgu soo Dhaweey Jigjiga fariina udiray Haraadigii Cabdi Ilay

2nd February 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jig Jiga ayaa ka hadlay khalalaasaha ka taagan degaanka Soomaalida Itoobiya. Madaxweyne […]

No Image

Akhriso:Madaxwayne lafta Gareen oo Magacabay Wasiiro Cusub

2nd February 2019 admin 0

Madaxweynaha K/Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Koongalbeed Soomaaliya. Hadaba Hoos ka Akhriso Xubnaha cusub ee la […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes