Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

deni

MuuqaaL:Madaxwaynaha Puntland oo Tacsi udiray Qoyskii Paul Anthony Formosa

4th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dilkii Boosaaso loogu gaystay maamulihii dakadda Boosaaso ee Shirkada Dp World Paul Anthony Formosa oo […]

bayle

Wasiir Bayle ayaa la kulmay safiirka Britain ee Soomaaliya

4th February 2019 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay Safiirka Britain ee Soomaaliya Mr. David Concar oo ku jira todobaadkiiisii ugu danbeeyay […]

No Image

Sawiro:Jaaliyadda Puntland ee Ohio oo Taageeray Maamulka Cusub ee Madaxweyne Dani

4th February 2019 admin 0

Xaflad si weyn loo soo abaabulay oo ay ka soo qeybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio, Xafladan oo […]

qarax

Daawo:Qasaaraha uu gaystay Qaraxii Gaari loo Adeegsaday oo ka dhacay Suuqa Ganacsiga ee Muqdisho Mall

4th February 2019 admin 0

Ku dhawaad Toban Qof ayaa ku Geeriyootay Tira inta ka badana wey ku Dhaawactay Qarax Gaari loo Adeegsaday oo ka dhacay Suuqa Gancsiga ee Muqdisho […]

Bosaso

Madaxii DP World ee dekada Boosaas oo ladilay

4th February 2019 admin 0

Madaxii DP World ee dekedda Boosaso Paul Anthony Formosa ayaa Saaka nin hubaysani ku dilay qaybta uu ka deganyahay dekada, xili uu ku sii jeeday […]

qarax

Sawiro:Qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo Qasaarihii uu Gaystay

4th February 2019 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay Muqdisho-Mull oo ah goob Ganacsi oo ku […]

Wasiir Goodax oo qaabilay safiirka Turkiga

4th February 2019 admin 0

Wasiirka waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa  xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dawladda Turkiga u fadhiya […]

axmed

Daawo:Mustaf Cagjar ayaa sheegay inuu dhamaaday Qilaafkii kala dhaxeeyey Wasiirka maliyada itoobiya

4th February 2019 admin 0
yariisow

Muuqaal:Maamulka Gobalka banadir aya soosaray Amara laxiriira Sugida Amniga Muqdisho

4th February 2019 admin 0
asad

Daawo:Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Gurigiisii dib ugu Celiyey Muwadiin sheegay in xoog gurigiisi looga haystay

3rd February 2019 admin 0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleystay in ay dib u celiyaan guri uu lahaa Eng Asad Alkathiiri kaasi sida la sheegay in mudo ah […]

isgaarsin

Daawo:Somaliland oo sheegtay in ay Cilad ku Timid Telefishinka iyo Radiyaha Warbaahinta Dowlada

3rd February 2019 admin 0

Shalay bay ahayd Markii Madaxwaynaha Soomaliland uu sheegay inuu Madaxwayne Farmaajo Cunaqabatayn saaray dhinac walba leh Soomaliland ayaa waxaa Maanta Wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka Soomaliland […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Farmaajo Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Amniga Iyo Caddaaladda

3rd February 2019 admin 0

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta guddoomiyay shirka Todobaadlaha ah ee Tubta amniga iyo Caddaaladda oo looga hadlay dardar-gelinta howlaha […]

bayle

Wasiir Beyle oo la kulmay Safiirka Mareynkanka ee Soomaaliya

3rd February 2019 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay safiirka Mareynkanka ee Soomaaliya H.E. Donald Y. Wasiir Beyle ayaa sheegay in […]

gulled

Daawo:Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo Kormeeray Dhismaha Xabsiga Guud Ee Muqdisho Oo La Dhamaystiray

3rd February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka asluubta, xeer ilaaliyaha qaranka iyo wasiirka caddaaladda ayaa […]

No Image

Daawo:Somaliland oo Gargaar Caalami ah Dalbatay

3rd February 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes