Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

axmed madoobe

Hawgalkii dhicisoobay Horaan u Saadaalinay RJA

5th February 2019 admin 0

Waxaa si dhuumasha ah magaalada Kismaayo ku soo guryanoqotay madaxdii iyo saraakiishii hogaamineyse hawlgalkii dhicisoobay ee xoreynta Bu’aale. Saaxiibkey, Hajir Bile Sugaal Dhicis, oo ah […]

hirshabele

Muuqaal:Ciidamado Hubeysan yaa lawareegay Hoolkii Baarlamanka Hirshabelle

5th February 2019 admin 0

Ciidamada Amniga Madaxtooyada ayaa lawareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeele sida ay sheegay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Hirshabeelle. Xildhibaan Batalaale oo katirsan Baarlamaanka Hirshabeelle  ayaa sheegay in maanta […]

xasan

Daawo:Xasan Shiiq Oo Gaaray Magaalada Baladwayne ee gobolka Hiiraan

5th February 2019 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waxayna la kulmi doonaan maamulka iyo qaybaha Bulshada gobolka Hiiraan […]

No Image

Daawo:Madaxda Maamulka Hir Shabeele oo ka walaacsan Ciidan Burundi oo isaga Baxaya Magaalada Jowhar.

5th February 2019 admin 0
deni

Akhriso:Madaxwaynaha Puntland oo hakiyay qaabilaadda Bulshada Soomaliyeed

5th February 2019 admin 0

Digreeto maanta kasoo baxday madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in la hakiyay booqashadii loogu tagaayey Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ay siyaasiyiinta xilal doonka ah […]

CALI

Daawo:Musharax Madaxweyne Jubbaland Eng Cali Jaamac oo lagu soo dhaweeyey Maanta Garabaharey

5th February 2019 admin 0
bosaso

Dekada Boosaaso oo Xiran Maalintii Labaad

5th February 2019 admin 0

Dekeda magaalada Boosaaoso ayaa maanta xiran, kadib markii shalay halkaasi lagu dilay shirkadda P&O Ports ee dekedda magaalada Boosaaso. Qaar ka mid ah shaqaalihii la […]

shabab

NISAoo fulisay hawgal lagu dilay maleeshiyaad Alshabaab ka tirsan

5th February 2019 admin 0

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faah faahin ka bixisay howlgal ballaaran oo ka dhacay xarumo maleeshiyada Alshabaab ay ku lahaayeen Gobolka […]

bardheere

Daawo:Kulan looga hadlaayo wax soo saarka beeraha oo lagu qabtay degmada Baardheere.

5th February 2019 admin 0
tiyaartar

Shaqaalaha wasaaradda Dastuurka ayaa maanta ka qaybgalay barnaamijka isxilqaan

5th February 2019 admin 0
Bosaso

Daawo:Warbixin Waa kuma Paul Farmosa oo lagu dilay Boosaso?

5th February 2019 admin 0
axmedmadoobe

Daawo:Wariyayaasha Jubaland ayaa diiday Ansixinta Xeerka Saxaafada Axmed Madoobe

4th February 2019 admin 0

Wariyayaasha Jubaland ayaa diiday Ansixinta Xeerka Saxaafada Jubaland, kadib markii maanta la soo hor dhigay Xeerka Qabya Qoraalka ah iyadoonan horay looga tala gelin, Qaar […]

No Image

Muqaal:Tubta Siyaasada loo dhan yahay ayaa looga Hadlay Shirkii Kenya kadhacay iyo Amniga

4th February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha […]

No Image

Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Lagu Soo Bandhigay Hannaanka Dib-u-heshisiinta Qaranka

4th February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha […]

ciro

Daawo:Guddoomiye Ciro oo booqdey Qoyska allaha unaxariisto Abwaan Baarleex

4th February 2019 admin 0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somalialand ee Wadani Cabdiraxmaan Cabdulaahi Ciro iyo saraakiil kale oo ka tirsan Xisbigiisa ayaa waxaay Booqdeen qoyskii Allaha Unaxariistee Abwaan Baarleex.

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes