Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

No Image

Daawo:Markii ugu horeeysay oo Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada lagu qabto wasarada caafimaadka

6th February 2019 admin 0

Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa looga hadlay dar-dar gelinta halbeegyada iyo hawlaha tubta […]

No Image

Daawo:Xildhibaan Qaamuus oo ka horyimid eedeemihii loo Jeedeyey Madaxwayne waare

6th February 2019 admin 0

Xildhibaaan Shiikh Yuusuf Qaamuus oo katirsan Baarlamanka Hirshabelle ayaa sheegay ineyan Jirin Ciidan Qabsaday Baarlamanka waxaana uu Rumeeyay hadalkii madaxweyne Waare ee ahaa iney Mushaaraadkooda […]

No Image

Daawo:Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Ayaa La Wareegtay Maamulka Cisbitaalada Banaadir Iyo Martiini.

6th February 2019 admin 0
bayle

Wasiir Bayle oo Tababar ufuray Askar loo tababarayo ilaalinta Canshuuraha iyo Dakhliga Dalka.

6th February 2019 admin 0
Bosaaso

Daawo:Howlihii Dekedda Boosaaso oo dib u bilowday kadib Dilkii kadhacay

6th February 2019 admin 0
mahdi

Muuqaal:Daawo Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Somalia Oo Ka Qayb Galay Shirka Sannadeedka Garsoorka Dalka

6th February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay daah-furka Shir sannadeedka garsoorka dalka oo markii […]

rubaan

Iskuduwaha Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland ee Gobolka Gedo ayaa shaaciyey inuu yahay musharax Xildhibaanka Jubbaland

6th February 2019 admin 0

Cabdullaahi Cabdi Cali ( Rubaan yare ) Oo Hada Ah Isku Duwaha Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Iyo Tiknoolajiyada Jubaland Ee Gobolka Gedo . Ayaa Shaaciyey Inuu […]

No Image

Sawiro:Tahniyad Aroos OO Kal iyo Laab Ah Maxamed Gallad Cismaan Iyo Nimco C/qaadir Cali

6th February 2019 admin 0

Anagoo ah Ehelka iyo Asxaabta Magacyadooda hoos ku Qoranyihiin oo kala jooga dalka iyo dibadiisa waxaan Tahniyad Aroos oo Kal iyo Laab ah u diraynaa […]

ugaas

Daawo:Kulankii Xasan sheekh iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo fashil kudhamaaday

6th February 2019 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gurigiisa magaalada Beledweyne ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, Xasan Sheekh iyo Ugaas Xasan ayaa ka […]

No Image

Shir  Sanadeedka Garsoorka Dalka ayaa ka socda Muqdisho

6th February 2019 admin 0

Shir sanadeedka garsoorka Dalka ayaa ka socda Magaaladda muqdisho kaasi oo ay ka qayb galayaan Garsoorayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyadda, Mdaxda Sarsare ee […]

No Image

Raiisalwasaare Khayre oo lakulmay Madaxwayne Laftagareen

6th February 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed(Laftagareen). […]

wsiir

Kulan Looga Hadlay Shaqo La’aanta Haysata Gabdhaha Soomaaliyeed Ayaa Lagu Qabtay Muqdisho

6th February 2019 admin 0
yariisow

Muuqaal:Mamulka Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Dib u Dhiska Degmada Howlwadaag

6th February 2019 admin 0
No Image

Daawo:Xildhibanadii Hirshabeele ya sheegay inuu Madaxwayne waare Awood u adeegsaday

5th February 2019 admin 0
garbo

Sawiro:Dowlada Somaliya oo Qalabaynaysa Ciidamada Boliiska Jubbaland

5th February 2019 admin 0

Taliyaha Booliska Dowlada Faderaalka Soomaliaya ayaa waxuu soo gaaraya Magaalada Garbaharay ee Gobolka Gedo Isagoo Ka Furidoono Xarunta Booliska Gobalka Gedo, Sidoo Kale Waxaa uu […]

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes