Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

No Image

Wasiirka Arimaah Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Koonfur Afrika.

8th February 2019 admin 0
balad

Muuqaal:Ciidamadda Booliska ee Hiiraan ayaa lagu Dhaliilay in aanay Si Daacada ugu Shaqaynin Shacabka.

8th February 2019 admin 0

Waxgaradka Magaalada Baladwayne ayaa waxay Ciidamadda Booliska gobolka Hiiraan Ku Dhaliileen in aanay Si Daacada ugu Shaqaynin Shacabka ayaa ka gaabsaday inay wax ka qabtaan […]

Shabab

Howlgal lagu soo qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacay Bariirre

8th February 2019 admin 0

Guddoomiyaha Gobalka Gobalka Shabeellada hoose , Maxamed Ibraahim Barre, ayaa sheegay in howl-galkii ka dhacay degaanka Bariirre lagu soo qabtay Malleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo […]

bbc

Weriyeyaal BBC-da ka tirsan oo lagu xiray Uganda

8th February 2019 admin 0

Booliska dalka Uganda ayaa cassimadda Kampala xabsiga ugu taxaabay koox weriyaal ah oo ka tirsan BBC-da. Weriyashan oo la xiray habeenkii Arbacada aheyd waxaa ay […]

cawad

Daawo:Gudiga Maaliyada Barlamanka Somaliya iyo Madax kasocota Midowga Yurub oo Kulmay

7th February 2019 admin 0

Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdala Cawad ayaa Shir gudoomiyey kulan u dhexeeyay gudiga maaliyadda ee golaha Shacabka iyo madax ka socotay Midowga […]

No Image

Isku-shaandheyn amar kale lagu sameeyay Golaha Wasiirradda Hirshabeelle.

7th February 2019 admin 0
ugaas

Daawo:Xasan Sheekh ayaa ka hadlay kulamadii adkaa ee uu la qaatay bulshadda Magaaladda Baladwayne.

7th February 2019 admin 0
No Image

Daawo:Sheekh Kinyaawi ayaa sheegay ka Codsaday Madaxweyne Farmajo in uu Cafiyo dad ku dhibaataysan Xabsiga dhexe

7th February 2019 admin 0

Sheekh Maxamed Ibraahim Kinyaawi oo kamida culumda Sooomaliyeed oo Mudooyinkii Dambe kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ay ku Jiraan Dad lagu Dag […]

muusa

Muuse Biixi Oo Dhagax Dhigay Waddo Isku Xidhaysa Hargeysa Iyo Kalabayr.

7th February 2019 admin 0
farmaajo

Daawo:Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa ujawaabay Siyaasiyinta Xanaaqsan ee Dhaliishan Shirka looga hadlayo Shidaalka Soomaaliya

7th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay xiritaanka Shir Sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Farmaajo […]

london

Daawo+Sawiro:Bananbax ka dhacay magaalada London ee dalka Uk

7th February 2019 admin 0

Waxaa maanta magaalada London ka furmayaa shir looga hadlayo arrimaha shidaalka Soomaaliya, balse shirka waxaa ka dhashay hadal heyn badan, su’aalo iyo aragtiyo kala duwan, […]

bardhere

Sawiro:ku dhowaad 500 Askari oo Booliis ah ayaa Tobabar Baardheere loogu soo Xiray

7th February 2019 admin 0

Ku dhawaad 500 oo ciidan Boolis ah oo ay yeelaneyso Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa tababar u soo xiray Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya […]

madi

Daawo:Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Somalia oo u Safray Dalka Ingiriiska

7th February 2019 admin 0

a’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta u duulay dalka Ingiriiska oo kamid ah dalalka xariirka soo jireenka […]

shidaal

Daawo:Mowqifka Maamul Goboleedyada Shirka London

7th February 2019 admin 0

Waxaa maanta oo Khamiis ah magaalada London ee Britain lagu qabanayaa shir lagu soo bandhigi doono maclumaad la xiriira sahmin shidaal oo laga sameeyay Soomaaliya, […]

No Image

Daawo:Khayre oo Habeenimo Booqaday wasarada shaqada iyo Arrimaha Bulshada

7th February 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya ayaa caawa kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada, halkaa oo howl-Wadeeno ka tirsan Wasaaradda ay ka wadeen Howlo […]

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes