Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

wabi

Maamulka iyoBulshada Baladweyne ayaa walaac kamuujinayo biyihii wabiga oo midib ahaan isu bedelay

11th February 2019 admin 0
matxafka

Howl-wadeenada Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay dhismaha Madxafka Qaranka.

11th February 2019 admin 0
No Image

Akhriso:Khudbadii Madaxweynaha Farmaajo ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika ka Jeediyey

11th February 2019 admin 0

Addis Ababa, Feb 11, 2019: Mudane Paul Kagame, Guddoomiyaha Wareejinaya Xilka Midowga Afrika iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda, Mudane Dr. Abiy Axmed, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka […]

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

10th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr- 01 Feebaraayo 10 2019 ku magacaabay Golaha Xukuumadda dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dowladda […]

No Image

Khayre oo Shir gudoomiyey Tubta Amniga Iyo Cadaaladda Oo Looga Hadlay Qaab Dhismeedka Ciidanka

10th February 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta amniga iyo cadaaladda oo lagu qabtay xarunta wasaaradda amniga gudaha, […]

No Image

Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay Horumarinta Ganacsiga Iyo Maalgashiga Dalka

10th February 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo maanta lagu qabtay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha. […]

No Image

Daawo:Caabudwaaq xarunta ganacsiga iyo taclinta galmudug ayaa lagu qabtay madasha aqriska iyo qoraalka galmudug

10th February 2019 admin 0

Waxaa magalada caabudwaaq ee xarunta ganacsiga iyo taclinta galmudug lagu qabtay munasabada lagu daahfurayay madasha aqriska iyo qoraalka galmudug oo ay kasoo qayb galeen dhalinyaro […]

zaynab

Daawo:Marwada Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Dibadiisa kaga Qayb Gashay Shir looga Hadlaayay Amniga

10th February 2019 admin 0

Marwada kowaad ee qaranka Soomaliyeed Marwo Zaynab cabdi Macalin iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaliya ayaa waxay Caasumada Seul dalka Kuuriyada koonfureed kaga qayb galnee […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Baaqay Madaxda Afrika in ay Qaataan Siyaasado Waxtar u leh Qaxootiga iyo Barakacayaasha

10th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo sannadkan diirrada lagu saarayo arrimaha qaxootiga iyo […]

No Image

Xukuumada Somaliland Ayaa Maanta Albaabada Iskugu Dhufatay Jaraa’idkii Foore Oo Ka Soo Bixi Jiray Hargeysa

10th February 2019 admin 0
puntland

Daawo:Xildhibaanada Puntland oo isku raacay Wasiirada cusub in loo ansixiyo qaab wadar ah

10th February 2019 admin 0

Golaha Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garowe, waxa ay kaga hadleen qaabka loo ansixin doono Golaha Wasiirada cusub ee Madaxweynaha […]

Muxu

Muuqaal:Taliyaha ciidamada Booliska Puntland oo Tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan booliska Puntland.

10th February 2019 admin 0
No Image

Farmaajo iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay  oo kulmay

10th February 2019 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa shir-doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Guiteres, waxayna ka wada hadleen […]

wasiir

Daawo:Wasiir Oomaar Taageero ka raadsaday Kenya halka uu ka raadsan lahaa Soomaliya

10th February 2019 admin 0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa gaaray magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya, Wasiirka Oomaar waxaa ku soo […]

Gabre

Dadka Soomaliyeed Ma ku Baraarugsan Yihiin Dhagarta ay Maleegayaan Ardaydii Macalin Kornayl Gabre iyo Kabiirkodii

10th February 2019 admin 0

Maalmahaan danbe kooxda aan sare ku xusay aad bay mashquul u yihiin waxay dadaal aan kala go,lahayn ugu jiraan habayn iyo maalinba u tafaxaydan yihiin […]

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes