Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2018

No Image

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa gaaray magaalada Baladweyne

26th November 2018 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.   Wafdiga madaxweynaha ayaa magaalada […]

niikinayey

20 qof oo kamid yahay Shiiq cabdiwali ayaa ku dhintay weerarkii Galkacyo Shabab kubqaaden

26th November 2018 admin 0

Ciidamada xoogga ayaa Waxaa ay soo gabagabeeyeen weerar qaraxyo ku bilaawday oo saakay lagu qaaday  Xarunta xerta Wadaadka lagu magacaabi jiray Cabduweli Cilmi Yare Niikinaaye […]

No Image

Musharax Madaxweyne Puntland Eng Jabiye Ayaa Ka si kulul uga hadlay Imanshihii Tukaraq Muuse Biixi

26th November 2018 admin 0

Musharax Madaxweyne Puntland Eng Jabiye Ayaa Ka si kulul uga hadlay Imanshihii Tukaraq Muuse Biixi.

Gabre

Maxay tahay olalaha ardaydii korneyl Gabre iyo Kabiirkoodu ay ku hayaan Wasiir Bayle iyo wasaaradiisa?!

26th November 2018 admin 0

Bre(KOR WAAYEEL WAA WADA INDHO).Bal dib u milicsada maanlintii 08dii Feebaraayo ee kal hore dharbaaxada lama filaanka ah ay ku dhacday Kabiirkii ardaydii Korneyl Gabre,waxaad […]

ciid

Daawo:Garbahaaray Wafti kasocda wasarada gashandhiga Soomaliya oo Gaaray

26th November 2018 admin 0

Wafti kasocda wasarada gashandhiga Soomaliya ayaa soo gaaray Mgaalada Garbahaaray ee Gololka Gedo, waftigaan ayaa waxaa Hogaaminaayey Jeneraal Maxamed xasan Raage iyo Taliyaha Guutada 10aad […]

No Image

Madaxwayne Waare oo Ka Baaqday Safar La Filayey In uu Ku Tago Beledwayne.

25th November 2018 admin 0

Madaxwaynaha Maamu goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa waxuu ka kabaaqday safar uu ku tagi lahaa Magaalada Baladwayne ee gobolka Hiiraan, Baaqashada Madaxwaynaha […]

ugaas xiiray

Daawo:Ugaas Kismaayo Ka cilaamiyey kacdoon ka dhan Dowlada Soomaliya

25th November 2018 admin 0

Ugaa Cumar Xiiray oo Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe u magacaabay Gudoomiyaha Odayaashaa dhaqanka Jubbaland ayaa waxuu kulankii dhexmaray Bulshada Kismaayo iyo Madaxwaynihii hore ee Soomaliya […]

bardheere

Daawo:Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u jooga Soomaaliya,

25th November 2018 admin 0

Wasiirka Beeraha XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u jooga Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen kordhinta taageerada Jaamacadda Carabta ee wax soo saarka beeraha […]

muuse

Daawo:Musharaxiinta Puntland oo dhaliil dusha uga tuuray Muuse Biixi

25th November 2018 admin 0

Mushariix Puntland ayaa dhaliil u jeediyey Madaxweynaha Soomaliland oo maanta Booqasho ku tagay Tukaraq oo horay Dagaalo ugu dhexmaray Soomaliland iyo Puntland.

masjid

Borama:Culimada Oo Bulshada Muslimiinta ugu Baaqay in Ay Ka Qeyb Qaatan Dib u Dhiska Masjidka Harawo

25th November 2018 admin 0
farmajo

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo lagu soo dhaweeyey dalka kenya

25th November 2018 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta soo gaaray dalka Kenya, halkaas oo uga qeybgalayo shir caalamiya oo looga hadlayo dhaqaalaha Badaha oo maalinta […]

No Image

Akhriso Cabdiwali Gaas oo inkiray 1500,000 Doolar oo Dowlada Soomaliya Gaarsiisay

25th November 2018 admin 0

Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland oo waqtigiisa sii dhamaanayo ayaa waxuu waxba kama Jiraan ka dhigay Lacag dhan  “”1500,000 Doolar Hal miyan iyo bar […]

ibraahim

Libaax nimaan aqoon baa lax ka rito: Soomaalida iyo Shirakadaha ay u shaqeeyaan

25th November 2018 admin 0

Talaadadi ina dhaaftay wuxuu daabacay wargayska New York Times in shaqaale Soomaali ah ay Amazon ku qasbeen inay gasho wada xaajood. Wargaysku wuxuu yiri waxaa […]

arday

Muqdisho:124 Arday oo deeq wabarasho kaheshay Suudan ayaa sagootin loo sameeyey

25th November 2018 admin 0

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa munsaabad lagu sagootinayay 124 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Suudaan, Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay xoghayaha […]

farmajo

Wasaaradda Maaliyadda soomaliya oo war ka soo saartay Dhaqaalaha ku baxa Safarrada Madaxda Dowladda

25th November 2018 admin 0

Wasaaradda Maaliyadda dowlada Soomaliya ayaa waxay ka warbixisay Qorshaha ah ayey ka leedahay Dhaqaalaha ku baxa Safarrada Madaxda Dowladda ee ukala safraaya dalka Gudihiisa iyo […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes