Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2018

Akhriso:Guddigii Maaliyadda iyo Miisaaniyada ee Golaha Shacabka oo la kala diray

28th November 2018 admin 0

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha ayadoo Gudoonka uu soo dhisi doono Guddi cusub. Qoraal uu soo […]

No Image

Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa Shaaciyey in Doorashooyinka Gollayaashu inay Dib u dhaceen.

28th November 2018 admin 0

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay dib u dhigeen xilligga la qaban lahaa doorashada Gollayaasha dhaqaalo daro awgeed iyo is afgaran waa ka […]

faysal

Daawo:Dawladda Jabuuti oo u Jawaabtay Faysal Cali Waraabe, Fariina u Dirtay,….

28th November 2018 admin 0
No Image

Madaxweynaha Soomaliya iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika oo kulmay

28th November 2018 admin 0

Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano(Africom) Janeraal Thomas Waldhauser iyo Saraakiil kale ayaa waxay soo gaareen Magaalada Muqdisho. Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee […]

No Image

Ra,iisalwasaare Kheyre oo xalay kormeeray qeybo kamid ah Muqdisho

28th November 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa xalay kormeer ku sameeyey Waddooyinka oo uu maamulka Gobolka Banaadir  ka wado Howlaha Nadafadeed, wuxuuna qaybo ka mid ah […]

No Image

Dagaalo Markale Ka Dhex Qarxay Soomaalidda Iyo Oromadda

28th November 2018 admin 0
No Image

Daawo:Wafti ka Socda Midowga Africa oo kulan laqaatay Madaxwaynaha Hirshabeele

28th November 2018 admin 0

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay Magaalada Baladwayne Wafdi ka ka socda Guddiga nabad galyada iyo amniga Midowga Afrika waxayna kulankooda […]

janan

Muuqaal:Indha Koray oo Soo Gaaray Doolow iyo Cabdiraxmaan Shamiito oo ku dhawaaqay dagaal ka dhana Shabab

27th November 2018 admin 0

Wasiirka Wasaarada Amniga Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur “Indhakorey” Ayaa lagu soo dhaweeyey Garoonka Diyaradaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Wasiirka aminga […]

nin

Daawo:Aas loo sameeyey Hooyadii uu dilay Mareeyaha Garoonka Magaalada Jowhar

27th November 2018 admin 0

Magaalada Jowhar waxaa Aas loogu sameeyey allaha unaxariisto Hooyo Jamiilo Sh.Cali Ibraahim oo uur lixbilood ah lahayd waxaana dil u gaystay Ninkeedii Ibraahim Maxamed Cali […]

aqalka sare

Gudiga Difaaca Gollaha Shacabka Somalia oo Kulan Wadatashi Ku Yeeshay Muqdisho.

27th November 2018 admin 0
axmedmadoobe

Daawo:Axmed madoobe oo sheegay inuu la heshiinayo Dowlada

27th November 2018 admin 0

Guddiga loo xil saaray soo Afjaridda Khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, waxaa ayna sheegeen in […]

saabir

Qormo qofkii wadani ah taaban doonto fadlan akhri

27th November 2018 admin 0

Dowlad kasta oo timaado waxaan u ahay garab iyo taageero waayo garan maayo sabab aan ku mucaarado anigoo og wixii la soo maray. Waxaan ku […]

gaas

Daawo:Gaas oo Rajo Xumo kamuujiyey in dib loo soo doorto

27th November 2018 admin 0

Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdiwali Gaas ee waqtigiisa sii dhamaanayo mar uu ka qayb galay Munaasabad lagu furaayey Isbitaalka qardho ayaa waxuu sheegay […]

faroole

Daawo:Khilaafkii dowladda iyo Dowlad Goboleedyada oo xal laga gaaray

27th November 2018 admin 0

Guddiga loo xil saaray soo Afjaridda Khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, waxaa ayna sheegeen in […]

shabab

Kooxda argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu laayay Gobalka Hiiraan

27th November 2018 admin 0

Wararka naga soo gaaray Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ilaa iyo Lix ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab ay ciidanka xoogga dalka ay ku dileen meel u […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes