Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2018

dagaal

Muuqaal:Odayaal iyo Waxgarad Baaq Kasoo Saaray Dagaalo Ku Dhexmaray Oromada iyo Soomalida Xuduuda Ay Wadaagaan.

29th November 2018 admin 0
axmedmadoobe

Akhriso:Axmed Madoobe oo nuxurkii ka dhumay Jubaland nin Beeshiisa ah umagacaabay Hanti dhowraha guud

29th November 2018 admin 0

Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Hanti dhowraha guud ee Jubbaland u magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib oo ay isku Beel yihiin, Jubaland ayaa ah Maamul […]

lacag

Daawo:Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa 45000 Doolar ugu deeqeen Gobolka sool

29th November 2018 admin 0

Jaalliyadda Soomaaliyeed ee deggan Dalka Kenya oo deeq lacageed gaarsiiyay dadkii dhawaan ka barakacay dagaalkii ka dhacay Koonfurta gobolka Sool, dagaal oo sababay qasaaro dhimasho […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeele Mayd dhintay waa laga samraa ee ka samra Hiraan state iyo…………

29th November 2018 admin 0

Madaxwaynaha Hirshaabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa mar uu lahadlaayey Bulshada gobolka Hiiraan ayaa waxuu sheegay in layska daayo Hirraan aan labo ukala qaybino iyo Hiraan […]

No Image

Mareykanka oo faah faahiyay khasaaraha Duqaynta ay Alshabaab ugaysteen

29th November 2018 admin 0

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada militariga Mareykanka Afrika ee Africom ayaa lagu faah faahiyay weeraro dhanka cirka ah oo ay ka […]

gacmodhere

Daawo:Kismaayo Carwada Bandhigga Ganacsigga Jubbaland oo maalinkii labaad socota.

29th November 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo ee xaruntaku meel gaaraka ah ee Jubbaland waxaa maalintii labaad ka socda carwadda bandhiga Ganacsigga oo markii u horeysay shalaylaga daah furay , […]

qarax

Ciidamada Amniga ayaa gacan ku dhigay Ninkii ka dambeeyey qaraxii Hotel Saxafi

29th November 2018 admin 0

Howlgal qorsheysan oo ciidanka amniga Soomaaliya ka fuliyeen magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay ninkii ka dambeeyay weerarkii dhowaan lagu qaaday Hotel Saxafi ee magaalada […]

baraka

Daawo:barakacayaasha Degmada luuq ayaa soo wajahday xaalad adag oo dhanka noolasha ah

29th November 2018 admin 0

Dadka barakacyaasha ee ku nool degmada luuq gobolka Gedo ayaa waxaa soo wajahaday xaalad adag ee dhanka noolasha ah waxayna Dowlada Soomaliya, Hay’adaha Caalamiga iyo […]

No Image

Muuqaal:Camey oo sheegay inaan lala heshiin Haraadiga maamul goboleedyada

29th November 2018 admin 0

Madaxwaynae kuxigeenka Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdixakiim xaaji Cuma Camey ayaa waxuu ka hadlay Qilaafka Dowlada iyo Madaxda Maamul goboleedyada waxuuna marka u mahadceliyey […]

janan

Doolow:Kulan ayaa ka dhacay Geedka cambaha hoostiisa oo Shir Gudoomiyey Wasiirka Amniga Jubaland

29th November 2018 admin 0

Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo waxaa Geedka Cambaha Hoostiisa ka dhacay kulan albaabada u xiran yihiin oo looga arinsanaayey arimaha Amniga saxaafadana dibada kajoogtay waxaana […]

No Image

Daawo: Khayre oo casumaad u Sameeyay Wafdiga Golaha Amniga Iyo Nabadda Midawga Afrika

28th November 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa casumaad hoygiisa ugu sameeyay wafdiga ka socda golaha amniga iyo nabadgelyada Midawga Afrika oo maalmahaan […]

qamro

Eedaysanaal Lagu Soo Qabtay 439 dhalo Khamri aya Maxkamada Gobolka Togdheer Xukun Ku Riday

28th November 2018 admin 0

Maxkamada Gobolka Togdheer ayaa waxau Xukun Ku Riday Lano Eedaysanaal Lagu Soo Qabtay Khamri dhan 439 dhalo kuwaas oo lagu xukumay Sadex sano oo Xariga […]

No Image

Musharax Madaxweyne Koonfur Galbeed Laftagareen Oo Fariin U Diray Bulshada Koofur Galbeed

28th November 2018 admin 0
mxaabiis

Sawiro:Masuuliyiin ka tirsan Dawladda oo Garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyey Maxaabiis laga soo daayey dalka Uganda

28th November 2018 admin 0

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta garoonka Aaadan cade ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay Lix Muwaadiniin Soomaali ah oo tan iyo 2014-kii ku xirnaa Dalka Uganda […]

rufle

Daawo:Korneel Aadan Adan Rufle Ayaa Maamulka Jubbaland Ku Sheegay In Ay Yihiin Argagixiso Sharciyaysan

28th November 2018 admin 0

Korneel Aadan Adan Rufle oo kamida Ciidamada Xooga Dalka kuwa ka hawgala Jubbaland Ayaa waxuu Maamulka Jubbaland Ku Sheegay In Ay Yihiin Argagixiso Sharciyaysan Lana […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes