Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2018

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Turkiga kula kulmay Madaxda Xisbiga AK Party

30th November 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo sugan Dalka Turkiga ayaa halkaas kulan kula qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga AK Party Mudane Cevdet […]

balanbal

Daawo:Heshiis Hor dhac ah oo ay maanta wada gaareen Beelaha Degmada Balanballe iyo Guriceel

30th November 2018 admin 0

Waxaa Maanta Heshiis horu dhac ah laga gaaray xiisadii sabatay Dhimashada 4.ruux oo 11 kii bishan November ka dhacday Deegaanka TURBI ee duleedka Degmada Blanballe. […]

nin

Daawo: Gabdhaha Saxiyiinta Jubbaland oo Cambaareeyay Dilkii AUN Jamiila Sheikh oo jowhar ninkeeda ku dilay

30th November 2018 admin 0

Gabdhaha Saxiyiinta Jubbaland ayaa waxay cambaareeyeen dilkii allaha unaxariisto Jamiila Shiiq loogu gaystay Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeele, waxaana ugaystay ninkeeda oo ahaa agaasimaha […]

muuse

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliland oo Mashaariix ka dhagax Dhigay Berbera

30th November 2018 admin 0

Madaxwayanah Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhagax dhigay Xarunta Badhasabka Gobolkaasi ,Sidoo kalena dhagax dhigay Rooga Cagaaran oo loogu talo Galay Garoonka Kubadda Cagta ee […]

madoobe

Daawo:Waxgaradka Baardheere oo Axmed Madoobe eeedey usoo Jiidiyey

30th November 2018 admin 0

Qaarkamida waxgaradka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay Eedeyn usoo Jeediyeen Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayakoo sheegay inuu Jubbaland kawada Jahwareer iyo qalqal waxuuna […]

dahabshiil

Daawo:Shirkadda Dahabshiil oo Casho Sharaf Ku Maamuustay Macaamiisheeda Somaliand

30th November 2018 admin 0

Shirkada Xawilaada Dahabshiil ayaa Macaamiisheeda Soomaliland waxay ku maamusstay casho Sharaf waxayna uga mahadcelisay shaqada adag ee ay hawayaan shirka Dahabshiil.

dabageed

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Iska Difacay Eedo Losoo Jeediyey.

30th November 2018 admin 0
ciidan

Dhageyso:Wasiirka Amniga ee Koonfurgalbeed “Ciidanka la keenay Baydhabo waxa ay ka shaqeyn doonaan sugidda Amniga

30th November 2018 admin 0

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed oo Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in ciidamada la geeyay Baydhabo uu dalbaday Maamulka Konfur […]

batuulo

Shirkii Haweenka Qaranka ee dib u heshiisiinta iyo ka hortagga Xagjirnimada oo lasoo gabagabeeyay

30th November 2018 admin 0
Gabre

Ardaydii Kornayl Gabre iyo Kabiirkoodii oo qorshe Fashil ah ka Bilaabay Kismaayo

30th November 2018 admin 0

(WAR HELAA TALO HELA).Waa hubaal wax kasta in ay leeyihiin cadaw ee Alle koonkaan ku dhex abuur,laakiin waxaa wanaagsan oo looga badbaadaa inta aan cadawgu […]

qarax

Sawiro:Ciidanka Xoogga Dalka oo soo saaray Miinooyin Al-shabaab ku aaseen

30th November 2018 admin 0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Maalmihii Dambe Howlgallo qorsheysan ka waday degaanno ka mid ah Shabeellada hoose ayaa waxay ku guuleysteen in ay soo saaraan […]

No Image

Barnaamijka Carabiyaynta Dastuurka Somaliya ah oo la daah-furay

30th November 2018 admin 0

asaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah qabatay munaasabad lagu daah-furayay Barnaamijka Carabiyaynta Dastuurka KMG ah oo ay ka soo […]

No Image

Maamulka gobalka banaadir oo daah furay barnaamij dadwaynuhu kula soo xiriiri karaan.

30th November 2018 admin 0
No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre oo amar dul-dhigay Wasiirada Soomaliya

29th November 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo guddoomiyay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda in kahor dhammaadka bisha […]

mustaf

Daawo:Jubaland Puntland iyo Somaliland Dambiyaal kusugan oo Maraykanka iyo Itoobiya Soo qabanayaan

29th November 2018 admin 0

Madaxwaynaha Deganka Somaliya Mustafe Cagjar iyo safiirka Maraykanka ufadhiya dalka Itoobiya oo Booqday Xabsiga Jeel Ogaadeenya ayaa sheegay in lasoo qabanayo dambilayasha u fakaday Jubaland, […]

Posts pagination

1 2 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes