Daawo:Muqtaar Roobow oo sheegay inuu u aargudi doona shacabkii Baydhabo lagu laayey

roobow

Musharaxa Madaxwaynaha maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Koonfur Galbeed ayaa shir Jaraa’id ee uu ku qabtay Magaalada Baydhabo waxuu marka hore tacsi udiray Dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Magaalada baydhabo asagoo ilaahay uga baryey inuu u naxriiso inta dhaawacana Caafimaad dag daga Siiyo.

Muqtaar Roobow ayaa waxuu kaloo sheegayn inuu usoo aar gudayo dadkii kuwax yeeloobay Qaraxii shalay ka dhacay Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.