Daawo:Ra’iisul wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay

Ra”iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane, Xasan Cali Kheyr, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii booqasho rasmi ah uu Laba Cisho ka hor ku tagay Dalka Boqortooyada Sucuudiga Carabiya.
Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa intii ay ku sugnaayeen Dalka Sacuudiga waxay kulamo la qaateen Boqorka Dalkaasi, Boqor Salmaan Bin C/casiis iyo dhaxal sugahiisa Maxamed Bin Salmaan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka qotada dheer ee Labada Dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa arrimaha ganacsiga , fursadaha maal-gashi ee Dalka ka jira iyo horumarinta dhaqaalaha Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.