Daawo:Wasiir Qarjab oo u dhaartay Saxafiyiinta Ka hawlgala Puntland

qarjab

Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi xirsi Cali (Qarjab) oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Goroowe ee Xarunta maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxuu digniin u diray Warbaahinta ka hawlgasha Puntland isagoo sheegay in Doorasho ka dhici doonto Puntland wariye aan aqoon si haysan waxba ma tabin karo shirna kama qayb gali karo, waxaa kaloo sheegay wariyihii fulin waaya Awaamiirtaa in sharci lala tiigsanayaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.