Sawiro:Qarax Ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow argada Dayniile sida dadka qaar ay sheegayaan Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday gaari oo waxyaabah qarxa laga soo buuxiyey laguna weeraray Gawaari Ciidamo ay la socdeen kuwaasoo wadada Maraayey.

Qarxaan ayaa la sheegayaan inuu qasaaro sababay walina lama shaacin qasaaraha ka dhashay inta uu le’eg yahay lakiin dadka ayaa waxay sheegayaan inay arkeen dad xubnihiis oo wdada daadsan kaas oo la garanyn inuu yahay qofkii is qarxiyey iyo cid kale.

wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.