Daawo:Munaasabad Lagu Midaynayey Ciidanka Xasilinta ayaa kadhacday Caabudwaaq

Taliyaha Ciidamada Qeybta 21aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Talis mideysan u sameeyay Ciidmada Amniga degmadda Caabudwaaq sida Ciidanka Booliska,Nabad Sugidda iyo Militariga,
Waxaana Munaasabadda Mideynta kadib Taliyaha, Masuuliyiinta Maamulka degmadda, Odoyaasha dhaqanka iyo Guddiga Xasilnta ay Socdaal ay ugu magac dareen Socdaalkii Nabadda ay ku soo mareen Dhamaan Magaalada Caabudwaaq qaybaheeda kala duwan.

Warbixintaan ayaanle Cabdulaahi ayaa Caabudwaaq kasoo diray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.