Daawo:Wariye Shaashaa oo waydiiyey Xildhibaan Hadaan Ku Dhaho Madaxweyne Farmaajo Ama Khayre Gabadhahooda Ayaan Guur Isku Fahanay Ma ii Dooni Laheyd?

shaasha

Wayire Cabdishakuur Shaashaa ayaa waxuu waydiiyey su’aal adag Xildhibaan Cabdufatax Kaasim oo kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliya waxuuna waydiiyey “””Hadaan Ku Dhaho Madaxweyne Farmaajo Gabadhiisa Ama Ra,iisul-Wasaare Hassan Ali Khaire Gabadhiisa Ayaan Guur Isku Fahanay Ma ii Dooni Laheyd””

Jawaabtii Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.