Daawo:Caabudwaaq munaasabad lugu soo bandhigaayay buuga dulmiga Dahsoon oo ay qortay Asmo shiikh maxamed C/laahi

asmo

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacaday Munaasabad lagu soo bandhigaayey Buug ay qortay qoraaga wayn Asmo Shiiq Maxamed Cabdulaahi oo kamida Qorayaasha Soomaliyeed waxaana Munaasabadaan lagu soo bandhigaayey Buugaan ka qayb galay Maamulka Degmada Caabudwaaq, Aqoon yahano, Suugaanleey, dhalinyaro, Ardayda waxka barata Jamacada ummada iyo Iskuulada Magaalada Caabudwaaq.

Qoraa Asmo Shiiq ayaa waxay Bulshada Caabudwaaq uga warantay Qiso ayada kudhacda oo ka ilmaysiiysay dadkii Halkaas iskugu Yimid waxayna tiri.

Diir iyo colaad
Intaan dunida soo joogay
Dalkayga malahayn
Meel dadka lugu dalaaloo
Lugu dooxo kuligood
Damiir laawihii
Igu diirka ahaana
Doollar ayuu i dhaafsaday

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.