Daawo: Faahfaahin qaraxyada ka dhacay Muqdisho

qarax

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba qarax oo Goordhow ka dhacay meel u dhow Isgoyska dabka ee Magalada Muqdisho, labadaan gaari ee ku qarxay Muqdisho ayaa waxaa lagu xiray waxyaabaha qarxaha si loogu waxyeeleeyo dadkii waaday.

qaraxyadaan ayaa waxay gaysteen sida lasheegayo Dhimasho laba Ruux iyo dhaawac aan tiradooda lasheegin, goobta qaraxa kadhacay waxaa gaaray laamaha Aminaga Soomaliya iyo Gurmada dag daga ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.