Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

qalbidhagax

Dhageyso:Qalbidhagax oo markii ugu horaysay hadlay tan iyo markii la soo daayey

1st July 2018 admin 0

Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jamhada ONLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya,isla markaana lagu wareejiyey dalka Itoobiya ayaa ka […]

farmajo

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo kubaaqay Midnimo iyo in lajoojiyo dagaalka Tukaraq

1st July 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo kala duwan taabaneysa ka jeediyay fagaaraha Garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho oo maanta ay isugu […]

tacsi

Abdirisak M Tahlil ayaa ka tacsiyeeyey geeridii allaha Unaxariisto Wiilo Macalin ibraahim Aadan sankuus.

1st July 2018 admin 0

inaa lillaahi wa inaa ileyhi rajucuun,waxaa xalay magaalada Balanbale ku geeriyootay Wiilo Macalin ibraahim Aadan sankuus , waxaan ilaahay uga baryey inuu siiyo naxariistii Jano […]

No Image

Sawiro+Video:Munaasabada 1-da Luulyo oo kadhacda Magaalad Caabudwaaq

1st July 2018 admin 0

Munaasabad lagu maamuusayay Sanad guuradii 58aad markii gobolada Kuunfureed ay xurnimada ka qaateen gumaystihii Talyaaniga sidoo kalan ay midoobeen gobalada Waqooqi iyo gobalada Koonfureed ayaa […]

farmajo

Sawiro:Shacabka Muqdisho Iyo Madaxda Soomaliyeed ayaa Si ka duwan Sanadihii hore ugu dabaal dagay Munaasabada 1-da Luulyo

1st July 2018 admin 0

Maantana ay ku beegantahay 1-da Luulyo oo ah maalintii gobolada Koonfureed ay qaateen xoriyadda ayna midoobeen Waqooyi iyo Koonfur ayaa waxaa amaanka magaalada Muqdisho loo […]

No Image

Wadooyinka Mgaalada Balawayne oo Xirnaa Oo La Baneeyay

1st July 2018 admin 0
farjo

Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Soomaliya ka jeediyey Munasabdii 1-da Luulyo

1st July 2018 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa waxaa uu kala qaybgalay kumanan Qof Munaasabadii 1-da Luulyo oo lagu qabtay Magaalo Madaxad Soomaliya ee Muqdisho, Munaasabadaan ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 22 23

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes