Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

banan

Mudahaarad Ka dhacay Gobolk Awdal

7th July 2018 admin 0
No Image

Daawo:khudbadii uu u jeediyey Ra’iisul Wasaaraha Khayre Dhalinyaro Soomaaliyeed ee Cajiibka ahayd

7th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre Dhalinyaro Soomaaliyeed oo uu u soo Xiray Shirwaynaha 3aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada ayaa waxuu ka […]

No Image

Daawo:85 Jir lagu Kufsaday Magaalada jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeele

6th July 2018 admin 0

Magaalada Jowhar ee XaruntaMaamul Goboleedka Hirshabeel ayaa waxaa lagu kufsaday Haweeney 85 Sano jir ah oo ka mid ah dadka ku nool Magaalda Jowhar, Haweeneyda […]

yariisow

Daawo:Ganacsatada Dagan dhulka Hantida qaranka Soomaliyeed oo kacabayanaya aMarkii Gudoomiye yariisow

6th July 2018 admin 0

Qaar ka Mid ah Ganacsatada Magaalada Muqdisho ee haysata Hantida qarabka Soomaliyeed ayaa waxay Madaxda Dowladda Soomaaliya ugu baaqay inaan la bur burin heshiiyaddii ay […]

farmajo

Sawiro:Madaxweyne Soomaliya oo gaaray magaalada Carta ee Dalka Jabuuti

6th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-heshiinta […]

tacsi

Tacsi Tiiraanyo leh allaha Unaxariisto Xadiyo Cali xoosh oo ku geeriyootay Dalka Sweden.

6th July 2018 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn dadkaan hoos ku  qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee […]

puntland

Muuqaal:Puntland ayaa magaalada Garoowe kusoo dhaweysay Sarakil iyo Gadiid katirsana boliska Somaliland

6th July 2018 admin 0
yariisow

Gudoomiye Yariisow oo xariga ka jaray Xafiiska Gaadiidka & Ganaaxyada

6th July 2018 admin 0

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskii ugu horeeyey ee lagu diiwaangelinayo Gaadiidka Dadweynaha ka furay degmada Hodan, […]

No Image

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho ayaa la kulmay safiirka dowlada engriiska

6th July 2018 admin 0
khudar

Sare kac xooggan ayaa laga dareemayaa qiimaha la kala siisto Khudaarta Magalada Muqdisho

6th July 2018 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa manta boqosho ugu tagey Ciidamada Guutada 14-ka October

6th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ee saldhiggoodu yahay xerada […]

janan

Daawo:Wasiirka aminga Jubbaland ayaa axmed Madoobe ku amaanay isku shaandhaynta wasiirada jubbaland

5th July 2018 admin 0

Wasiirka Aminga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo kusugan Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxuu soo dhaweeyey Isku shaandhaynta uu Mdaxawynaha Jubbaland axmed madoobe ku sameeyey […]

No Image

Baarlamaanka Itoobiya Oo Liiska Argagixisada Ka Saaray Ururka ONLF

5th July 2018 admin 0
No Image

Khayre:Qabyaalada Qarimo aan ku badalno, Laaluushka iyo Musuq Masuuqana aan Daacadnimo ku badalno Fadhi kudirarkana aan shaqo ku badalno

5th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay munaasabadda dib-u-howl gelinta machadka Isgaarsiinta Qaranka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa […]

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo Xariga ka Jaray Suuqa Ganacsiga Xorta ah ee Dalka Jabuuti

5th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jabuuti halkaas oo uu ka furmay Shirka Madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha. Madaxweynaha iyo […]

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes