Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga kusoo gabagabeeyey shirkii ganacsiga ee labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa walaalaha Turkiga.
Ra’iisul wasaaraha Soomaliya ayaa waqti laqaatay qaar kamid ah jaaliyadda Soomaaliya ee ku dhaqan dalkan Turkey Kulankaas kadib ayuu Rasawasare Khayre usoo anbabaxay dalka Soomaliya.
Leave a Reply