madaxwayna ku xigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi ayaa gaareen degmada bangeele

madaxwayna ku xigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi oo ay weheliyaan. wasiiro iyo xildhibaano galmuduga waxa ay gaareen degmada bangeele oo asbuucyadaa ay kajireen xiisado iyo shaqaqooyin udhexeeya. shacbka reer bangeele iyo reer cadaado. waxaana dadaal loogu jiraa sidii loo soo afkari lahaa hawlahaasi.

haween dhalinyaro iyo odayaasha dhaqanka caabudwaaq ayaa ayuguna kusugnaa maalmaahanba bangeele kuwaasoo ujoogay xakamayta iyo in dhib uusan udhexnarin dadka walalaha ah ee dariskaa.

Warbixntii wariye mahad Bashiir kazoo diray caabudwaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.