Puntland oo Amaro Kasoo saartay Safarada Xujaajda eedeyna dusha uga tuuray shirkada Jubba

Wasiirka cadaalada Puntland ayaa sheegay in aysan aqbalay koox yar oo shirkado ah inay ummada furtaan oo qaymo gaaraya 4000 Doolar ka qadaan Xujaajda wasiirka ayaa waxuu ka digay in sidii dowladihii hore inaysan dhicin dowladaan cusubna looga baahan yahay sidii layskaga ilaalin lahaa in mar kale Shirkada Jubba kaligeen lasiiyo ogalaan shaha Xujaajda inay qaadaan.

Waxuuna intaa ku daray wasiirka Cadaalada Puntland in loo baahan yahay Wasaarada Awqaafta Iyo diinta Soomaliya lagu wareejiyo Hawlaha Xujaajda Wasaarada Awqaafta Iyo diintana kala tashato Wasaaradaha maamul goboleedyada si qiimo jaban oo dadka awoodi karo Looga qaado Xujaajda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.